World Cup 2010
fabregas_1

Fabregas oo maaliyada Barcelona qasab lo

Number of View: 718CIYAARO -Xiddiga kooxda Arsenal captain-ka u ah ee  Cesc Fabregas ayaa jaraaidka caalamka ka soo muuqday isagoo ku sawiran maaliyada kooxda Barcelona

Continue Reading »

Share
More World Cup 2010
ghanna

Faallo-6dii Xul ee Africa koobka aduunka ugu qeybgalay

Number of View: 453 Xulkii Ghana ee wacdaraha muujiyay Nairobi: Bar-kulan-Koobka aduunka ee 2010 wuxuu sanadkaan sameeyay taariikh weyn iyadoo markii ugu horeysay ciida Africa

Continue Reading »

Share
Thomas%20Mu__

Muller oo hantiyay Kabaha dahabka ee K/adduunka

12 July 2010 Waagacusub.com—JOHANNESBURG (CIYAARO) - Thomas Mueller ayaa koobka aduunka kala hoyaaday 2 abaalmarin oo kala ah gool dhalinta koobka aduunka iyo ciyaaryahanka ugu dada yar ee ugu wanaagsan ...

Spain oo la hoyaaday koobkii aduunka 2010

CIYAARO- Spain ayaa Taariikhdeeda markii ugu horeysay ku guuleysatay koobka aduunka markii ay 1-0 kaga badisay Netherlands, goolkaasoo uu dhaliyay madaalaha khadka dhexe ee Andres xilli ay ciyaarta oo dhan ...

Forlan oo loo magacaabay xiddiga koobka Aduunka

CIYAARO.COM:: Weeraryahanka Xulka Uruguay?s Diego Forlan ayaa la siiyay abaalmarinta xiddiga ugu wanaagsan ciyaaraha koobka aduunka kadib markii uu koobka aduunka goolal la yaab leh ka dhaliyay isla ...
Brazil1-300x167

Brazil oo 3-0 ku ciribtirtay Chile

JOHANNESBURG (CIYAARO)? Brazil ayaa dalka ay isku qaarada ka soo wada jeedaan ee Chile waxey u saarisay 3-0 sidaana ay ku soo gaartay wareega quarterfinal-ka . natiijadaasi waxey xulka 5 ...
the-Netherlands-picks-up-Wesley-Sneijder-in-300x262

Netherland oo 2-1 kaga farxalatay Slovakia

DURBAN, South Africa (CIYAARO)? Xulka the Netherlands ayaa gaaray wareega 8da markii Arjen Robben iyo Wesley Sneijder ay u kala dhaliyeen 2-1 ay ku dardareen Slovakia. Netherlands The Oranje, oo aan ...
Argentina-are-helped-300x167

Tevez oo Argentina dulmarsiiyay Mexico

JOHANNESBURG (CIYAARO)?2-dii gool ee Carlos Tevez iyo kii Gonzalo Higuain waxeey Argentina u suuragalisay iney 3-1 kaga adkaadaan Mexico isla markaana ay u soo baxaan quarterfinal-ka koobka aduunka. Ciyaartaan waxey aheyd ...
England-suffer-their-heaviest-defeat-300x167

Germany oo guuldaro xun u xanbaariyay England

BLOEMFONTEIN, South Africa (CIYAARO)?Thomas Mueller ayaa 4 daqiiqo gudaheed 2 gool ugu dhaliyay England taasoo u sahashay Germany iney 4-1 ku maasheysay England to 4-1. Mueller ayaa goolkiisii ugu horeeyay wuxuu ...
samoah-Gyan-of-Ghana-300x199

Ghana oo gaaray quarter-final-ka koobka aduunka

RUSTENBURG, (CIYAARO) - Asamoah Gyan ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray xulka Ghana u dhaliyay goolkii guusha kaasoo ay ku aadeen heerka quarter-final-ka ee koobka aduunka markii ay ...

Next Page »
Cristiano Ronaldo

Xavi oo xayawaano guuldareystay ku tilmaamay ciyaartoyda Real Madrid

BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona ...
-

$1 million oo abaalmarin ah ayaa faraha laga saaray xulka Equatorial Guinea

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Equatorial Guinea, ...
Equatorial Guinea's squad

$1m ayeey heli doonaan ciyaartoyda Equatorial Guinea hadii ay ka badiyaan Libya

Ciyaartoyda xulka Equatorial Guinea ayaa waxey kala ...
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi

Messi oo taariikhda markii 3 oo isku xigta la hoyaaday abaalmarinta FIFA Ballon d’Or+Sawiro

ZURICH (AP)—Lionel Messi oo dalka Argentina u dhashay ayaa noqday ...