You Are Browsing ‘Champion’s League’

Gomez oo daqiiqadii ugu dambeysay quusiyay Real Madrid

Germany Soccer Champions League

Readers:4481MUNICH (CIYAARO) Mario Gomez ayaa daqiiqadii 90d ee ciyaarta wuxuu kooxdiisa Bayern Munich gacanta ka saaray guushii ciyaarta markii uu dhaliyay goolkii guusha kaasoo sababay in ay 2-1 kaga badiyeen Real Madrid lugta 1aad ee semifinalka Champions League. Bayern's Mario Gomez, center, scores his side's 2nd goal past Madrid goalkeeper More...

by Suni Said Salah | Published 34 days ago

Real Madrid's Portuguese forward Cristiano Ronaldo
By Suni Said Salah On Thursday, April 5th, 2012
0 Comments

Mourinho oo sanadkii 2 yimid semifinal-ka & Chelsea oo isa soo xaadirisay

Readers:2491MADRID (CIYAARO)—2 gool oo uu dhaliyay Cristiano Ronaldo iyo mid kale oo uu ku daray Kaka qeybtii hore waxey u suuragaliyeen Real Madrid in ay si fudud ku dhaafaan APOEL  Nicosia oo ay u dhiibeen 5-2 More...

Andres Iniesta, Lionel Messi, Xavi Hernandez
By Suni Said Salah On Wednesday, April 4th, 2012
0 Comments

Barcelona oo macasalaameysay Milan & Bayer oo ticket-kii jaratay

Readers:5761BARCELONA , Spain (CIYAARO)—Lionel Messi ayaa 2 gool oo rigoore ah oo uu u dhaliyay Barcelona waxey sababtay in ay 3-1 ku qaarajiso AC Milan isla markaana ay markii 5aad oo isku xigta u soo baxdo Champions More...

AC Milan's Swedish forward Zlatan Ibrahimovic
By Suni Said Salah On Thursday, March 29th, 2012
0 Comments

Barca oo markii ugu horeysay gool dhalin weysay, Bayer oo lug la gashay..

Readers:7346LONDON (AP)—AC Milan ayaa bareejo 0-0 ah la gashay kooxda Barcelona oo ah kooxda heysta koobka loo tartamayo ee Champions League, markii ay isku arkeen ciyaartii lugta 1aad ee quarter-final-ka oo caawa More...

Karim Benzema
By Suni Said Salah On Wednesday, March 28th, 2012
0 Comments

Real Madrid, Chelsea oo guulo la kala hoyaaday Champions League

Readers:4112LONDON (CIYAARO)—Chelsea iyo Real Madrid ayaa guulo ka gaaray is araga 1aad ee Champions League iyagoo hal lug la wada galay semifinal-ka tartankaasi markii Real Madrid ay 3-0 ku dardartay  APOEL More...

LIs
By Suni Said Salah On Tuesday, March 20th, 2012
0 Comments

2014 ciyaarta ugu danbeysa Champions League oo lagu qaban doono Lisbon

Readers:2520Sanadka 2014 ciyaarta ugu danbeysa ee Champions League waxaa lagu qaban doonaa magaalada Lisbon ee dalka Portugal halka ciyaarta kama danbeysta ah ee Europa League isla sanadkaasi lagu qaban doono magaalada More...

CH
By Suni Said Salah On Friday, March 16th, 2012
0 Comments

Barcelona iyo AC Milan oo mar kale isku soo aaday Champions League

Readers:2770NYON, Switzerland (CIYAARO)—Barcelona iyo Real Madrid ayaa mar kale kala badbaaday qorituurka wareega 8da ee  Champions League xitaa waxey nasiib u sii yeesheen in aysan isku soo aadin heerka semifinal-ka More...

Britain Soccer Champions League
By Suni Said Salah On Thursday, March 15th, 2012
0 Comments

Real Madrid oo jaratay ticket 8da iyo Chelsea oo magaca England difaaceysa

Readers:2392Kooxda 9ka mar qaadatay koobkaan ee Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega 8da ee Champions League markii ay 4-1 kaga badisay CSKA Moscow ciyaartii ka dhacday Santiago Bernabeu, waxeyna ku soo baxday More...

Italy Soccer Champions League
By Suni Said Salah On Wednesday, March 14th, 2012
0 Comments

Inter oo daadka la raaciyay iyo Gomez oo goolal ku harqiyay Basel

Readers:2717MILAN,(CIYAARO) –  Brandao oo badal ku soo galay ciyaarta ayaa Olympique Marseille  dhamaadkii ciyaarta u dhaliyay goolka ay ugu soo baxeen wareega 8d ee  Champions League walow ay 2-1 qasaaro More...

Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi grabs the ball after scoring five goals during the Champions League round of sixteen second leg football match between FC Barcelona vs Bayer 04 Leverkusen on March 7, 2012 at the Camp Nou stadium in Barcelona. AFP PHOTO/ JOSEP LAGO
By Suni Said Salah On Thursday, March 8th, 2012
0 Comments

Messi oo noqday xiddigii ugu horeeyay ee 5 gool ka dhaliya Champion League

Readers:3669BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Lionel Messi oo ah Mucjisada kubadda cagta ee xilligan ayaa taariikhdiisa markii ugu horesay 5 gool ka dhaliyay tartan caalami ah, markii uu 5 gool ka dhaliyay Champions More...