Codka Africa oo go’aaminaya FIFA

By
Updated: February 23, 2016
FIFA

Iyadoo dhawaan ay dhici doonto doorashadda xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa waxaa Africa ku qulqulaya musharaxiinta doonaya in hogaamiyaan FIFA, waxaana ka mid ah Infantino oo aad u raadinaya sidii uu ku heli lahaa codadka African.

Codka Africa waa codka kaliyaha ee go’aamiya cidda madaxda ka noqoneysa FIFA.

 

 

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *