Djokovic oo ka baxay Dubai Tennis

By
Updated: February 25, 2016
Djokovic

Novak Djokovic ayaa lagu qasbay inuu ka baxo tartanka Dubai Tennis Championships heerkiisa quarter-final xilli uu la ciyaarayay Feliciano Lopez. Xiddiga horyaalka adduunka ayaa ciyaarta ka baxay markii uu sheegay inuusan waxaba ka arki karin mid ka mid ah  indhihiisa xilli lagu lahaa 6-3.

Xiddiga reer Spanish,  Lopez ayaa guusha la siiyay wuxuuna la ciyaari doona Marcos Baghdatis oo Cyprus u dhashay kulanka semi-finals.

Djokovic, oo 11-mar noqoday horyaalka adduunka ayaa wuxuu tartanka Dubai ku guuleystay 4 mar oo hore.

Novak Djokovic
Djokovic celebrated his 700th career win with cake on Wednesday.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *