Enrique oo aan laga badin 29 kulan

By
Updated: February 11, 2016
Barca

Goolkii bareejadda ahaa ee xilliga dambe uu dhaliyay Wilfrid Kaptoum ma aheyn oo kaliyaha niyadd jabka Gary Neville iyo kooxdiisa Valencia ee waxaa kale oo uu ahaa mid Barcelona u suuragaliyay in aan laga badin 29 kulan oo xiriir ah.

Luis Enrique iyo kooxdiisa waxaa ugu dambeysa in laga badiyo 3dii October sanadkii tagay, hadda waxeyba dhaafeen taariikh uu horey u dhigay Pep Guardiola xilli ciyaareedkii 2010/11.

Wuxuu ahaa kulankii 6aad oo ay bareejo galaan.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *