CIYAARO.COM:: Leading Somali Sports Website !
Mali oo martigaliyihii tartanka dariisha ka saartay, tiigsantana semifinalaha
LIBREVILLE, (CIYAARO) – Xulka Mali ayaa martigaliyihiin tartanka African Nations Cup ee Gabon ka cirib tiray tartanka markii ay 5-4 rigoorayaal ah kaga badiyeen , taasoo ka danbeysay markii ay 1-1 isla dhaafi waayeen xilligii loogu talagalay iyo waqtigii dheeriga ahaaba.
Halyeeygii Gabon ee heerka group stage, Pierre-Emerick Aubameyang, ay fursadii ugu danbeysay ka qasaariyay xulkiisa markii uu dhalin waayay rigooradii loo dhigay taasoo fursad siisay Seydou Keita oo dhaliyay goolkii badiska ahaa ee Mali.
Natiijadaasi waxey madax xanuun ku noqotoay 40,000 oo taageerayaal u ahaa Gabon, oo uu ku jiray madaxweynahooda kuwaasoo soo xaadiray garoonkii ciyaartu ay ka dhaceysay.
Malin waxey semifinalka tartankaan la ciyaari doontaa xulka Ivory Coast maalinta Arbacada ah waxeyna isku arki doonaan magaalada Libreville.
Sunni Said Salah
Manchester United oo iska soo guday 3-dii gool ee Chelsea
LONDON, (CIYAARO) – Manchester United ayaa dagaal dheer kadib iska soo guday 3 gool oo looga hormaray, ciyaartiina ku soo afjartay 3-3 bareejo ah oo ay la gashay Chelsea kulankii la yaabka lahaa ee horyaalka Premier League kaasoo ka dhacay  garoonka Stamford Bridge.
2 gool oo rigoore ah oo uu dhaliyay Wayne Rooney iyo mid kale oo uu madaxa ku dhaliyay Javier Hernandez ayaa u suuragaliyay United in ay cagta cagta u saarto Manchester City  oo ay ku dagaalamayaan horyaalka.
51kii daqiiqo ee ciyaarta ugu horeysay Chelsea waxey ciyaarta ku hogaamineysay 3-0 kaasoo mid ka mid ah ay iska dhaliyeen United gaar ahaan Jonny Evans, 2 da gool ee kale waxaa kala dhaliyay Juan Mata iyo David Luiz.
United, oo qeybtii hore aad u gacan sareysay ayaa iska soo guday goolashaasi markii 2 rigoore uu dhaliyay Wayne Rooney daqiiqadihii 58 iyo 69 , kii 3aad ee nafta ku soo celiyay United waxaa madaxa ku dhaliyay Hernandez xilli ay ciyaarta ka harsaneyd 7 daqiiqo oo kaliyaha.
Natiijadaasi waxey ka dhigantahay in Manchester City ay hogaanka horyaalka ku heyso 2 dhibcood oo nadiif ah markii ay aruursatay 57 dhibcood 24 kulan oo ay ciyaartay.
Chelsea, oo ay ka maqnaayeen John Terry , Frank Lampard iyo Ashley Cole, waxey fadhidaa booska 4aad iyadoo leh  43 dhibcood, 6 dhibcood waxey ka hooseysaa Tottenham Hotspur oo beri oo isniin ah la ciyaari doonta Liverpool.
Sunni Said Salah
Roma oo cashir xanuun badan siisay Inter, Juve iyo Milan oo bareejooyin helay
AS Roma ayaa cashir caaqibo badan siisay macalinkeedii hore iyo ciidamadiisa Inter Milan markii ay u saarisay 4-0, 2 ka mid ah goolashaasi waxaa dhaliyay xiddiga 20 sano jirka ah ee Fabio Borini.
Kulankaan oo la rabay inuu dhaco sabtidii ayaa baraf ka da’ay dalkasi dartii maantay oo loo ciyaaray. waxeyna natiijadaani macalin Luis Enrique iyo askartiisa siineysaa in ay 2 dhibcood oo kaliyaha u jirsadaan booska 5aad oo ah kan ay ku jirto Inter.
2da gool ee kale waxaa Roma u kala dhaliyay Juan iyo Bojan Krkic. Ranieri  oo sanadkii tagay Roma boorsiiyonkiisa ka qaatay ayaa markii ugu horeysay ee uu dib ugu soo laabtay wuxuu kala hoyaaday guuldaro aad u xanuun badan.
Juventus iyo AC Milan ayaa natiijo isku mid ah ka kala helay kulamadoodii horyaalka  Serie A galabtay oo Axad ah, taasoo aan wax farqi ah ku soo kordhin hogaanka horyaalka, laakiin weeraryahanka Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa garoonka laga saaray markii uu feertamay.
64 daqiiqo markii ay mareysay ciyaartii Milan iyo Napoli, Ibrahimovic ayaa ku dulhabsaday madaxa difaaca Napoli Salvatore Aronica.
Ibrahimovic waxey u badan tahay in kulamo badan uu ku weyn doono ficilkaasi , waxeyna u badan tahay in uusan ciyaari doonin kulanka ay la ciyaari doonaan Juventus 25-ka Feb.
Juventus, waxey bareejo 0-0 ah la gashay Siena, waxeyna hal dhibic wali ku hogaamineysaa Milan , waxaana u harsan hal kulan.
Sunni Said Salah
vory Coast oo ku tumatay Equatorial Guinea iskana xaadirisay semis African
Didier Drogba ayaa ka hore intii uusan goolasha u dhalin  Ivory Coast waxaa laga qabtay gool rigoore ah taasoo keentay in ay 3-0 kaga farxashaan martigaliyihiin tartanka Africa Cup of Nations ee Equatorial Guinea.
33-sano jirka u ciyaara Chelsea wuxuu goolkiisa 1aad dhaliyay daqiiqadii 36d halka kiisii labaad uu dhaliyay daqiiqadii 69d , waxeyna sidaa xulka Maroodiyaashu ku heleen guushii 4aad ee tartanka 4 kulan oo ay ciyaareen waxeyna iska xaadiriyeen semi-final-ka oo ay la balansanyihiin Gabon ama Mali midii soo badisa oo ay ku wada ciyaari doonaan  Libreville Arbacada soo socota.
Yaya Toure ayaa 9 daqiiqo markii ay ciyaarta ka harsaneyd wuxuu ciyaarta ku soo afjaray 3-0, isagoo dhaliyay laad xor ah. natiijada ciyaartaasi waxey aheyd mid horey loo sii saadaalinayay maxaa yeelay Ivorians waxey la yimaadeen ciyaartoy ka xamaasha horyaalada ugu waaweyn yurub halka Equatorial Guinea ay la soo shir tageen ciyaartoy aad u tayo hooseysa oo qaarkood ay ka ciyaaraan heerka 3aad ee horyaalka  Spain.
133 darajo ayaa u dhaxeysa Ivory Coast iyo E Guinea marka loo eego qiimeynta  xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA.
Sunni Said Salah
Real Madrid oo iska caabin badan kadib ka tilaabsatay Getafe
BARCELONA, Spain (CIYAARO)—Real Madrid ayaa kooxda ay isku magaalada yihin ee Getafe 1-0 dirqi ah kaga badisay kaasoo uu madaxa ugu dhaliyay daqiiqiidaii 28d Sergio Ramos, natiijadaasi waxey ka sii fogeyneysaa Barcelona oo ay isku heystaan Spanish league.
Madrid, guushaan waxey u aheyd tii 8aad oo isku xigta, waxeyna 7-dhibcood ku dhawaad ka sara martay kooxda horyaalka difaacaneysa ee Barca.
Madrid, waxey aad ugu liidatay afka hore oo ay weysay nin dhameystire ah, Getafe—waa kooxda kaliyaha ee sanadkaan horyaalka ka badisay Barcelona —Madrid wax walba oo ay sameyeen waxey dhaafi waayeen difaaca Getafe.
Barcelona guusha Madrid waxey kaga jawaabtay 2-1 ay kaga badisay  Real Sociedad , waxeyna wali ilaashaneysaa record ah in aan wali gurigeeda Camp Nou xilli ciyaareedkaan looga badin .
Macalinka Barcelona Pep Guardiola wuxuu nasiino siiyay qaar badan oo ka mid ah ciyaartoyda kowaad ee kooxad sababo la xariira ciyaarta arbacada ee  Copa del Rey semifinal-kiisa oo ay la ciyaari doonaan Valencia.
Taasina waxey keentay in Cristian Tello oo ka mid ah dhalinyarada Barcelona uu goolka 1aad u dhaliyo halka kii labaad uu ka dhaliyay  Lionel Messi, goolka Sociedad waxaa u dhaliyay Carlos Vela oo ciyaarta badal ku soo galay.
Sunni Said Salah
16 sano kadib Zambia oo soo istaagtay semifinal-ka koobka African Cup
BATA, Equatorial Guinea (CIYAARO)—Xulka Zambia ayaa markii ugu horeysay mudo 16 sano ah kadib u soo baxay semifinalaha tartanka African Cup of Nations markii uu 3-0 kaga badiyay xulka liicliicayay ee Sudan.
Stophira Sunzu oo difaaca ka ciyaara ayaa laad xor ah daqiiqadii 15d kaga naxsaday Sudan, Christopher Katongo ayaa  2-0 ka dhigay daqiiqadii 66d, waxaase laga qabtay gool rigoore ahaa. laakiin James Chamanga oo ciyaarta badal ku soo galay ayaa daqiiqadii 86d ka dhigay 3-0 sidaana ku soo qatimay.
Difaaca Sudan Saifeldin Ali Idris ayaa ciyaarta laga saaray daqiiqadii 65d. Sudan heerkaan oo ay soo gaarto waxaa ugu danbeysay 42 sano ka hore.
1996dii ayaa ugu danbeysay Zambia in ay heerkaan oo kale soo gaarto, hayeeshee hada waxey Arbacada soo socota la ciyaari doontaa Ghana-Tunisia midkii soo badiya.
Sunni Said Salah
Van Persie oo taariikh cusub u dhigay Arsenal dhaliyana goolash 3-leyda loo yaqaan
LONDON (CIYAARO)—Robin van Persie ayaa taariikh cusub u dhigay Arsenal markii uu dhaliyay goolasha loo yaqaan sadexleyda (3), kuna jabiyay record-kii uu heysta Dennis Bergkamp ee dhanka gool dhalinta Arsenal, taasoo keentay in ay  7-1 kaga badiyaan Blackburn.
Van Persie ayaa liiska gool dhalinta u yaala Arsenal wuxuu ka galay kaalinta 10aad markii goolkiisii ugu horeeyay uu ku daahfuray daqiiqadii 2aad ee ciyaarta isla markaan uu 2-1 ka dhigay mar kale.
Alex Oxlade-Chamberlain ayaa goolashiisii ugu horeeyay u dhaliyay Arsenal sidoo kale ka hore intii aan kooxda quusatay ee Blackburn aysan weyn Gael Givet.
Mikel Arteta ayaa goolka 4aad dhaliyay, Oxlade-Chamberlain ayaa kii 5aad qaatay, Van Persie ayaa goolkiisa 3ada dhaliyay daqiiqadii 62d halka Thierry Henry oo ciyaarta badal ku soo galay uu dhamaadkii ciyaarta kii 7d ku soo qatimay.
Van Persie wuxuu gool dhalinta Premier League xilli ciyaareedkaan ku hogaaminayaa 22 gool , halka marka la isku daro dhamaan goolasha uu u dhaliyay Arsenal ay gaarayaan  123 gool.
Manchester City  ayaa kulankeedii horyaalka English Premier League waxey 3-0 kaga badisay Fulham , waana guushii 12-aad oo isku xigta oo ay ku gaarto garoonkeeda Etihad Stadium.
3 dhibcood ayeey ka sare martay United, taasoo beri booqan doonta kooxda kaalinta 4aad ee  Chelsea hadii United laga badiyo waxey fursad fiican u tahay City.
Arsenal oo dagaal ugu jirta sidii ay ku heli laheyd booska 4aad ee horyaalka ayaa goolasha farah badan ee ay dhalisay waxey ka saacidi doonaa sidii ay booskaasi ku heli laheyd maadaama booskaasi aad la iskugu heyso.
Chelsea, Newcastle iyo Liverpool ayaa dhamaantood isku heysta booskaasi iyadoo mid walba ay dooneyso in ay ka mid noqoto 3da kooxood ee  England u mataleysa Champions League.
Sunni Said Salah
Baraf harqiyay qaar ka mid ah garoomadii lagu ciyaari lahaa Serie A
ROME (CIYAARO)—kulankii ay Inter Milan horyaalka Serie A la ciyaari laheyd Roma maalinta beri ah oo sabto ah ayaa la baajiyay markii dabeylo baraf wata ay ku dhufteen caasimadda dalkaasi ee Roma.
Baraf  oo xalay ka bilowday Rome  ayaa xiray inta badan wadooyinka magaaladaasi, taasoo keentay in dib loo dhigo ciyaataasi. halka kulamada Axada la ciyaari doono ayaa la sheegay in laga dhigay 3 p.m. (1400 GMT) oo waqtiyadii hore la tirtiray.
Ciyaartii Cesena vs. Catania, ayaa sidoo kale waxaa salfaday barad xoogan oo ka da’ay garoonka Dino Manuzzi Stadium oo ay ciyaartaasi ka dhici laheyd kaasoo gaaray 60 centimeters (two feet) .
Waxaa la sheegay oo kale in ciyaarta AC Milan ay la ciyaari doonto Napoli ee ka dhici doonta San Siro maalinta axada ah balan cusub loo qabtay , horey waxey u aheyd 8:45 p.m. laakiin hada waxaa laga dhigay 3 p.m.
Todobaadkii hore Ilaa iyo 6 ciyaarood ayaa sababsaday in loo baajiyo barafka xoogan oo ka da’ay magaalooyinka bartamaha iyo waqooyiga dalka talyaanig. waxaana ka mid ahaa Parma-Juventus.  Atalanta vs. Genoa; Bologna vs. Fiorentina; and Siena vs. Catania.
Kulamad Atalanta-Genoa iyo Parma-Juventus waxaa la ciyaari doonaa 15ka Feb., Bologna-Fiorentina waxaa loo qabtay 21-ka Feb. halka Siena-Catania loo calaamadiyay 22-ka Feb. laakiin wax waqti ah looma qaban Cesena-Catania.
Sunni Said Salah
Terry oo laga xayuubiyay darajadii captain-imo ee xulka England
LONDON (CIYAARO)—John Terry ayaa laga xayuubiyay captain-imadii xulka kubadda cagta ee England, taasoo lagu micneeyay isagoo sugaya maxkamada qaadeysa dacwadiisa ah inuu geystay aflagaado xagga midab takoorka ah. laakiin taasi kama mamnuuceyso inuu ka qeybgalo tartanka qaramada yurub.
Xiriirka FA -da ayaa sheegay in Terry  ay ka xayuubiyeen xilkii captain-imo ilaa iyo inta ay dhinac u dhaceyso dacwada loo heysto ee ah inuu caayay midabka madow .
Terry ayaa dacwadiisa waxaa loo fariisan doonaa bisha July kadib markii uu caayay midabka difaaca kooxda Queens Park Anton Ferdinand intii ay socotay ciyaar ka tirsaneyd  horyaalka Premier League oo ay ciyaareen bishii October.
Sanadkii 2010, Terry sidaan oo kale ayuu u waayay darajada captain-imo ka hore koobkii adduunka kadib markii lagu eedeeyay inuu la tuntay gabar ay saaxiibo hore ahaan jireen Wayne Bridge.
Macalinka England, Fabio Capello lagalama tashan go’aankaan xilka looga qaaday Terry. hayeeshee go’aankaasi wuxuu taageero xoogan ka helay dowladda dalka British.
“Macquul ma ahan in John Terry uu xulka England captain ugu noqdo dabeecadah aan la aqbali karin ee maskaxdiisa ka soo burqanaya,” sidaa waxaa yiri wasiirka sports ee dalkaasi Hugh Robertson.
Capello iyo FA-du waxey rajeynayaan in 31-sano jirkaasi dacwadiisa la qaado inta uusan bilaaban tartanka European Championship ee Ukraine iyo Poland lagu qabanayo. maadaama qaadigii dacwadaasi qaadayay uu u qabtay 9-ka bisha July.
Chelsea ayaa sheegtay in Terry  uu sii ahaan doono captain-ka kooxda. hayeeshee Terry ma ciyaari doono kulanka Axada  ay la ciyaarayaan Manchester United dhaawac xagga jilibka ah dartii.
Terry 72 kulan ayuu u ciyaaray xulka England tan iyo markiisii ugu horeysay oo aheyd 2003. Captain-ka Liverpool Steven Gerrard  ayaa la filayaa inuu xilkaasi la wareego.
Captain ku xigeenka xulka oo ah Rio Ferdinand wuxuu sheegay inuusan rabin xilkaasi maadaama macalin  Capello uu horey xilkaasi ugu xayuubiyay  sanadkii tagay.
Sunni Said Salah
Somali umpires end ITTF course
International Table Tennis Federation instructor Dr. Mohamed Refaat Bassyouni has successfully concluded a 6-day-long refereeing course for Somali table tennis referees in a colorful ceremony at Shamow hotel in Mogadishu late on Thursday in the presence of Somali NOC president and other senior officials within the national Olympic committee of Somalia.
Somali table Tennis Federation acting president Abdullahi Isse who first addressed at the conclusion ceremony said that Somalia had benefited much from this course in terms of tournament organizing and refereeing skills. He said this will help in the promotion of table tennis in Somalia.
“I am very happy that the course which was the first of its kind ever held for Somalia went on successfully and here in front of you I am parsing the trainees for showing activeness during the course” the STTF acting president told the closing ceremony.
The Egyptian ITTF instructor Dr. Mohamed Refaat Bassyouni sad he was fully satisfied that all his students passed with good remarks in the final examination before being certified.
“This shows that the level of table tennis in Somalia was high despite decades of conflicts that put the country years behind from the rest of the world” the international instructor told the ceremony.
“I thank every person who took part in this course and I am confirming that I was happy with them, because they showed commitment and always stayed here from 8 AM until 6 PM—their full participation encouraged me and we have had good start and good end to the course” the instructor noted during his address.
“The course here in Somalia attracted the attention of world’s table tennis family, because the president of African Table Tennis Federation Khaled El-salihi, his development office manager Mss Polana and ITTF development office chief Glin Tippar always called me during my stay here in Mogadishu telling that Africa and the global tennis governing body were giving much consideration to the course in Somalia” Mr. Bassyouni noted.
Senior Somali National Olympic committee vice president for international relations Duran Ahmed Farah thanked the international Table Tennis Federation for sending a very valuable instructor to Somalia adding that Somalia was expecting from the ITTF to continue its assistance to Somalia.
He mentioned that more equipment and other trainings were much needed in Somalia.
“I thank the trainer Brother Mohamed Refaat Bassyouni who has been here with us for the past week in a bid to teach our umpires—I would also like to thank the umpires for their dedication and commitment during the course” Duran said.
“As I said in the opening day of the course Bassyouni’s presence here in Somalia was a good example for the world sport that Somalia can now host international level courses while we previously organized our courses in the brother nation of Djibouti” the senior vice president added.
“On behalf of Somali sporting family I send our heart-felt condolence to the world of sport and in particular to the people of Egypt and relatives  for the loss of beloved fans during a football match in Egypt on Wednesday—we share the grievance with them” Duran told the closing ceremony.
The president of Somali National Olympic committee Aden Hajji Yeberow who in his capacity as president inaugurated the closure of the course said that Somalia benefited more from the course and he was very hopeful that the game was speedily spreading through entire Somalia.
“I always arrived here during the course and what I witnessed was that the trainees were very much committed in it and I am sure that they will pass what they learned from here to the other brothers in the country who hadn’t got such golden chance” the NOC president noted.
The president added that there was a new dawn of progress emerging for Somali tale Tennis family and the country’s National Olympic committee was fully jubilant at the continuation of local activities by the federation.
By Shafi’i Mohyaddon Abokar
Email:shaficiislow@yahoo.com