Gabadhaan oo raali-galin ka rabtay Jose

By
Updated: March 7, 2016
Eva Carneiro

Eva Carneiro ayaa ka dalbatay José Mourinho, inuu raali-galin guud ka siiyo qaladkii uu ka galay xilligii uu tababaraha u ahaa Chelsea, isagoo ugu yeeray gabadhaasi “sal-fudeyd niyadsan”  dhamaadkii  kulankii Chelsea iyo Swansea.

Qareenkeeda O’Rourk ayaa saxaafadda u sheegay “Waxaan ka rabnaa Mr Mourinho inuu si guud oo public ah raali-galin u bixiyo”, ayuu yiri

Dhibkaan ayaa dhacay markii Carneiro ay garoonka gashay si ay u daaweyso Eden Hazard, laakiin ficilkaasi wuxuu Mourinho u yeeray mid fudeyd ah oo aan loo baahneyn maadaama xilligaasi kooxdu ay halis ku jirtay maadaama ay 10 ciyaartoy ku ciyaarayay.

Dhibkaasi kadib, Carneiro waxey weysay shaqadeedii.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *