Gabar feeryahanad aheyd oo ilmo dhalow gali doonta

By
Updated: September 10, 2012
Naomi Togashi, Son Chong-rong

Naomi Togashi oo ah gabar feeryahanadda ah oo u dhalatay Japan ayaa Ilmo dhalow iska gali doonta markii ay sheegtay in ay ciyaaraha feerka ka fariisatay.

Gabadhaan oo horey u noqotay horyaalka feerka miiskaan fudud ayaa maantay ku dhawaaqday in ay ciyaaraha firaaqeysay isla markaana ay guri joogto iska noqon doonto.

FILE-Japanese champion Naomi Togashi, right, and South Korean challenger Son Chong-rong exchange punches in the sixth round of their WBC women’s light flyweight boxing title bout in Tokyo, Wednesday, Nov. 30, 2011. Togashi defended her title with a unanimous decision. (AP Photo/Toru Takahashi)

“10 sano ka hore ayaan bilaabay feerka, haddana waxaan go’aansaday in aan joojiyo”  haweeneyda  37-sano jirka ah ayaa sidaa wariyayaasha u sheegtay iyadoo intaa ku dartay in Ilmo dhalow ay iska gali doonto.

Togashi ayaa 2007 waxey noqotay ciyaaryahan caalami ah oo dhanka feerka miiska fudud ah, waxey noqotay horyaalka feerka adduunka gaar ahaan feerka miisaanka fudud.

7 sano ayeey horyaalka feerka miiskaanka fudud  heysatay.

Sunni Said Salah

Related posts:

Share/Bookmark

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>