Galatasaray oo la mamnuucay

By
Updated: March 2, 2016
Galatasaray

Galatasaray ayaa laga mamnuucay tartamadda Yurub muddo hal sanno ah markii ay jabiyeen xeerka dhaqaalaha ee ciyaar wanaaga, sidaasi waxaa xaqiijiyay xiriirka kubadda cagta ee Uefa. Kooxdaan waxaa laga saari doonaa tartamadda Champions League ama Europa League  haddii ay u soo baxaan sanadkaan ama kan soo socda.

Uefa waxey sheegtay bishii January in kooxda horyaalka Turkish-ka ay jabisay xeerarka heerka la ogolyahay in kooxi dhaqaale ku lumiso. Kooxda reer Istanbul waxey hadda horyaalka Super League kaga jirtaa kaalinta 5aad.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *