Guardiola oo tagaya Bayern Munich

By
Updated: December 20, 2015
Guardiola

Pep Guardiola oo 44 sano jir ah ayaa la xaqiijiyay inuu ka tagi doona Bayern Munich dhamadka xilli ciyaareedkaan, isagoo xilkaasi ku wareegi doono Carlo Ancelotti. Illaa iyo hadda si rasmi ah looma oga meesha uu ku wajahanyahay Guardiola, laakiin waxaa la isla dhexmarayaa inuu ka shaqo bilaabi doono midkood Manchester City, Manchester United iyo Chelsea

Tababarihii hore ee Barcelona 2 horyaal iyo hal koob oo dalkaasi ayuu u qaaday  Bayern tan iyo markii uu ku soo biiray Bayern  2013.

Ancelotti, oo 56, sano jir ah ayaa shaqadaasi la wareegi doona kaasoo tan iyo markii Real Madrid ay raacdeysay May 2015 shaqo la’aan ahaa.

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *