You Are Browsing ‘History’

Atletico Madrid oo markii 2d Jilaabatay koobka Europa League

Atletico Madrid v Athletic Bilbao - UEFA Europa League Final

Readers:42352 gool oo uu dhaliyay Radamel Falcao iyo mid kale oo uu ku daray Diego ayaa ugu suuragaliyay  Atletico Madrid in ay jilaabato koobka Europa League markii 2aad mudo 3 sano gudaheed ah markii ay 3-0 kaga farxalatay Athletic Bilbao oo ay iskugu soo hareen ciyaartii kama danbeysta aheyd ee tartankaan. Falcao, ayaa noqday ciyaaryahankii More...

by Suni Said Salah | Published 12 days ago

FIFA
By Suni Said Salah On Wednesday, May 9th, 2012
0 Comments

Sierra Leone oo qiimeynta FIFA kaga sara martay Nigeria

Readers:1569South Africa ayaa ah xulka kaliyaha ee Africa ee horumarka ugu weyn ka sameeyay qiimeynta kubadda cagta adduunka ee Fifa oo bishiiba mar la sameeyo kadib markii uu 4 darajo sare u soo kacay,  fariistana More...

Britain Soccer FA CUP Final
By Suni Said Salah On Saturday, May 5th, 2012
0 Comments

Chelsea oo markii 8aad la galbatay FA Cup-ka

Readers:6025WEMBLEY, England (CIYAARO) Chelsea ayaa markii 4aad mudo 6 sano fudahood ah ku guuleysatay koobka ugu faca adduunka ee FA Cup-ka, markii ay 2-1 kaga badisay Liverpool, waana koobkii ugu horeeyay ee More...

capello
By Suni Said Salah On Friday, May 4th, 2012
0 Comments

Fabio Capello oo shaqo ka raadinaya Premier League

Readers:3123Fabio Capello ayaa sheegay inuu shaqo doon yahay gaar ahaan wuxuu sheegay inuu aad u xiiseynayo inuu tababare ka noqdo horyaalka Premier League. 65-sano jirkaasi bishii February ayuu ka tagay shaqadii More...

Messi
By Suni Said Salah On Wednesday, May 2nd, 2012
0 Comments

Messi oo taariikh cusub oo goolasha ah ka dhigay yurub

Readers:1175BARCELONA, SPAIN (CIYAARO) Lionel Messi ayaa jabiyay taariikhda goolashii uu dhaliyay Gerd Mueller, kaasoo 39-sano ahaa ninka ugu goolasha badan qaarada yurub kadib markii uu galabtay oo Arbaco  ah More...

Barcelona's coach Josep Guardiola gives a press conference in Barcelona
By Suni Said Salah On Friday, April 27th, 2012
0 Comments

Guardiola oo boorsooyinka ka qaatay Barcelona

Readers:4626Pep Guardiola ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tagayo Barcelona marka uu dhamaado xilli ciyaareedkaan, kadib mudo 4 sano ah oo uu taariikh cajiib ah kaga tagay kooxda. “Ma aheyn wax ii fudud More...

Real Madrid forward Kaka
By Suni Said Salah On Wednesday, April 25th, 2012
0 Comments

Kaka oo 10M oo saaxiibo ah ku yeeshay Twitter-ka

Readers:1965Xiddiga kubadda cagta ee reer Brazil hadii aad u baahantahay waxaad kala xiriiri kartaa Twittersphere: Kaka oo khadka dhexe kaga ciyaara Real Madrid wuxuu maantay oo arbaco noqday ciyaaryahankii ugu More...

Chelsea's Brazilian midfielder Ramires
By Suni Said Salah On Wednesday, April 25th, 2012
0 Comments

Chelsea oo daadka raacisay Barcelona

Readers:5592BARCELONA, Spain (CIYAARO) Chelsea ayaa Barcelona ka reebtay koobkii ay difaacaneysa ee Champions League kadib markii ay la gashay dagaal jabhadeyn ah kaasoo ciyaartii ku soo afjaray bareejo 2-2 ah, More...

Robin van Persie
By Suni Said Salah On Tuesday, April 24th, 2012
0 Comments

Van Persie oo abaalmarintii 2d ku guuleystay

Readers:2372Weeraryahanka 28 sano jirka ah ee reer Holland,  ayaa qaatay abaalmarinta ay bixiyaan ururka ay leeyihiin wariyayaasha kubadda cagta ee horyaalka Premier League kadib markii uu kaga guuleystay weeraryahanka Manchester More...

Alberto Malesani
By Suni Said Salah On Monday, April 23rd, 2012
0 Comments

Tababarihii 18d oo shaqada Serie A laga buriyay

Readers:1548Genoa ayaa raacdeeysay Alberto Malesani markii 2aad hal xilli ciyaareed gudahiisa markii 4-1 guuldaro ah ay shalay kala hoyaaday Siena isla markaan waxey shaqaaleysiisay Luigi De Canio kaasoo kooxda More...