Laadka xorta ah ee ugu badan: Messi or Cristiano?

By
Updated: February 15, 2016
Messi

Leo Messi ayaa kulankii Celta Vigo ka dhaliyay goolkiisii labaad ee laadka xorta ah (free-kick) xilli ciyaareedkaan horyaalka La Liga, kaasoo daahfur u ahaa darsin goolal ah oo ka dhashay garoonka Camp Nou. Goolka kale ee laadka xorta ah wuxuu ka dhaliyay Espanyol.

Wallow ay jiraan laba gool oo kale oo laadka xorta ah ee uu ka dhaliyay UEFA Super Cup kulankii Sevilla.

Marka la isku geeyo dhamaan goolasha laadka xorta ah ee uu Messi ka dhaliyay La Liga waxey dhanyihiin 15 gool. Marka la barbardhigo Cristiano Ronaldo oo dhaliyay 18 gool oo laadka xorta ah

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *