Liverpool oo eriday Brendan

By
Updated: October 4, 2015
_85904466_gettyimages-489680364

Liverpool ayaa shaqadda ka eriday tababare Brendan Rodgers kadib markii uu soo dhamaaday kulankii ay bareejadda la galeen Everton isla markaana natiijadaasi ay kooxda fadhiisisay booska 10aad ee Premier League iyadoo 6 dhibcood u jirta hogaanka sare.

Carlo Ancelotti, Frank de Boer iyo  Jurgen Klopp ayaa shaqadaasi lala xiriirinayaa in ay qabtaan.

Shaqada Liverpool waxaa u tartamaya

Jurgen Klopp Former Borussia Dortmund manager
Carlo Ancelotti Former Real Madrid, Chelsea and PSG manager
Frank de Boer Current manager of Ajax
Walter Mazzarri Former Inter Milan manager
Jurgen Klinsmann Manager of the United States

Rodgers, ayaa  bishii June 2012, shaqaale ka noqday Liverpool  isagoo kaalinta labaad geeyay xilli ciyaareedkii 2013-14.

Rodgers ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee Liverpool macalin ka noqda kaasoo kooxda wax koob ah u keeni waayay muddii 3da sano aheyd ee uu la joogay  laga soo bilaabo 1950s.

Liverpool waxey suuqa kala iibsiga ku qarash-gareeysay £80m iyadoo soo iibsatay Christian Benteke, Danny Ings, Roberto Firmino, Nathaniel Clyne iyo Joe Gomez.

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *