Suarez oo hilmaamay Passport-kiisa

By
Updated: February 22, 2016
Barcelona's Luis Suarez celebrates after scoring a goal against Real Madrid during their Spanish first division "Clasico" soccer match at Camp Nou stadium in Barcelona, March 22, 2015.        REUTERS/Albert Gea

Barcelona ayaa cagadhigatay London halkaasoo ay kula ciyaari doonaa habeen dambe Arsenal wareega 16ka Champions League. Laakiin arrinta lama filaanka ah ee dhacday waxey aheyd  in  gooldhaliyaha ugu sareeya xilligaan Europe, Luis Suárez, uu ku sigtay inuu seego duulimaadkiisa.

Markii Barca ay isku diyaarsay in ay diyaaradda raacaan ayaa Luis Suárez ogaaday inuusan wadan passport-kiisii oo uu kaga soo tagay aqalkiisa. Taasi waxey sababtay in kooxdu ay taxi u dirto gurigiisa si loo soo qaado Pass-ka isla markaana dib loo dhigay duulimaadka.

Sugitaan kadib, xiddiga reer Uruguay waxaa loo keenay Pass-kiisii isagoo horey u sii watay safarkiisii

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *