Ma rabo in aan fariisto

By
Updated: December 17, 2015
Federe

Roger Federer, oo 17-mar noqday horyaalka tartamadda ugu waaweyn adduunka ee Grand Slam ee ciyaarta Tennis-ka ayaa sheegay in aysan wali qorshaha ugu jirin in uu ciyaaraha ka fariisto  kadib marka uu ka qeybgalo sanadka soo socda ciyaaraha Olympics.

Xiddiga reer Swiss oo 35 sano jir noqon doona inta ay socdaan ciyaaraha Rio Games, ayaa wuxuu ka wada qeybgali doonaa sida la filayo ciyaaraha singles iyo mixed doubles.

“Maya ma qorsheynayo in aan fariisto. Xitaa wali iima dagsana waqtiga rasmiga ah ee aan ciyaaraha ka fariisanayo.” ayuu BBC-da u sheegay

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *