Mo Farah oo taariikh cusub dhigay

By
Updated: August 29, 2015
_85260952_farah-2

Mo Farah oo  wareegii ugu dambeeyay  ku orday  52.6 ilbiriqsi ayaa wuxuu ku guuleystay biladda dahabka ah ee orodka 5,000m, isla markaana noqday ninkii ugu horeeyay taariikhda ee orodkaasi 3 mar ku guuleysta min laba mar ‘triple-double’.

Farah graphic

taariikhda cusub ee Mo Farah  ‘triple-double’

 

 

Mo Farah

Farah wuxuu ku guuleystay biladii 4d ee dahab ee ay Britain ka hesho tartanka  World Championships

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *