Mohamed Salah oo la isku heysto

By
Updated: September 11, 2015
_85491148_salah-1

Fiorentina ayaa dacwo u gudbisay hay’adda maamusha kubadda cagta adduunka ee Fifa, markii ay Chelsea ku eedeysay in ay jabisay balantii ay wada galeen ee la xariirtay deynta Mohamed Salah, kaasoo haatan amaah kale ugu wareegay Roma.

Salah, oo 23 sano jir ah, ayaa 9 gool u dhaliyay Fiorentina  29 kulan oo uu u ciyaaray. Fiorentina waxey ku doodeysaa in ay xaq u laheyd in loo kordhiyay heshiiska deynta ah ee ay ku heysatay Salah, isla markaana ay qalad tahay in Roma la siiyo Salah.

Waxey Chelsea ku eedeysay balan ka baxa sidaa dartee waxey ashtako u dirtay  FIFA taasoo haatan baareysa arrinta.

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *