Mourinho oo ka jaqaafiyay Chelsea

By
Updated: December 17, 2015
Jose

7 bilood kadib Chelsea ayaa shaqada ka eriday Jose Mourinho markii uu u qaaday Premier League iyo League Cup. Ninka 52-sano jirka ah ee reer Portuguese ayaa waxaa sabab u ah in uu shaqadiisa waayo markii Chelsea ay hal dhibic u jirsatay booska kooxaha heerka labaad loogu cabsi qabo in ay u laabtaan.

Jose oo  June 2013. hogaanka u qabtay Chelsea markii uu u saxiixay 4 sano oo heshiis ah ayaa 9 ka mid ah 16 kii kulan ee uu ciyaaray laga badiyay waxaana ugu danbeysay Isniintii oo 2-1 ay ugu badisay Leicester City.

Pep Guardiola, Guus Hiddink, Brendan Rodgers iyo kuwo kale ayaa la hadal hayaa in ay badali doonaan

Mourinho & Premier League

Season Managed Won Drew Lost Win %
2004-05 38 29 8 1 76.32
2005-06 38 29 4 5 76.32
2006-07 38 24 11 3 63.16
2007-08 6 3 2 1 50
2013-14 38 25 7 6 65.79
2014-15 38 26 9 3 68.42
2015-16 16 4 3 9 25

 

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *