You Are Browsing ‘News’

Messi, Aguero & Zabaleta oo looga yeeray Argentina

Messi-y-Zabaleta

Readers:1337Xiddiga Barcelona, Lionel Messi, oo lagu daray Sergio Aguero iyo Pablo Zabaleta oo ka imaanaya Manchester City, ayaa lagu daray xulka Argentina kuwaasoo 2da June la ciyaari doona isreebreebka  koobka adduunka  xulka Ecuador. Argentina sidoo kale waxey ciyaar saaxiibtinimo oo is kululeysi ah 9ka June la ciyaari doonaa Brazil. Uruguay More...

by Suni Said Salah | Published 2 days ago

S Y L
By Suni Said Salah On Saturday, May 19th, 2012
0 Comments

S Y L oo ku guuleysatay Koobkii 15 May ee tartanka Jidda

Readers:695Horyaalka kubadda cagta ee Soomaalida Jidda ee Sacuudi Carabiya ayaa wuxuu galay marxalad xasaas ah iyagoo koox walba ay markaan garoonka la timid wixii awood ah oo ay heysay Kooxaha S Y L iyo Batroolka More...

Eden Hazard
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

City & United oo isku heysta Eden Hazard

Readers:1846Mustaqbalka Eden Hazard ayaa kala cadaan doona marka todobaadka danbe ay kooxda Lille wada hadalo la yeelato labada kooxood ee isku heysta ciyaaryahankaasi oo kala ah Manchester City iyo Manchester More...

Jupp Heynckes
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Chelsea oo loogu baaqay in aysan burin Di Matteo

Readers:2036Macalinka Bayern  Jupp Heynckes ayaa ugu baaqay maamulka Chelsea in Roberto Di Matteo aan laga raacdeyn shaqadiisa oo ay macalin rasmi ah ka dhigtaan hadii Bayern Munich ay ka badiso Chelsea ciyaarta More...

Reja
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Reja oo ka tagay shaqadii Lazio

Readers:1188Edy Reja ayaa ka tagay shaqadii macalinimo ee Lazio, isagoo diiday dalab kaga yimid Madaxweynaha kooxdaasi Claudio Lotito, kaasoo ka codsaday inuu kooxda ka la joogo. Reja oo Lazio xilli ciyaareedkaan More...

World Cup-winning coach Marcello Lippi (
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Marcello Lippi oo shaqo ka helay horyaalka China

Readers:1523Marcello Lippi ayaa shaqo macalinimo ka helay kooxda lacagta badan isku qarash gareysay ee horyaalka Chinese Super League ee la yiraah Guangzhou Evergrande. Evergrande ayaa baahisay war ay ku sheegeyso More...

Tevez
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Carlos Tevez oo diiday inuu raaligaliyo Sir Alex Ferguson

Readers:1997Weeraryahanka Manchester City,  Carlos Tevez ayaa diiday inuu wax raaligalin ah siiyo macalin Sir Alex Ferguson kadib markii uu adeegsaday boor ay ku qorantahay ereyga ‘RIP Fergie’ oo ah More...

roger_milla_gtty
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Roger Milla stripped of his role with Cameroon Football Federation

Readers:1061Cameroon’s World Cup legend Roger Milla has been removed as honorary president of his country’s football federation after criticising top officials. The 1990 World Cup star set up a group More...

Bashir jenyo
By Suni Said Salah On Friday, May 18th, 2012
0 Comments

Bahda ciyaaraha oo tacsi u diraya Bashiir Jeenyo

Readers:9691)Islaw Maxamed Malaaq 2)Dr. Cali Cusmaan Cali 3)Tababare Ibraahim Suudaani 4)Tababare Maxamed Xaaji Giftin 5)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi) 6)Cabdulqaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo) 7)Cabdikariim Cali More...

Kenny-Dalglish-Liverpool-vs-Wigan_2765457
By Suni Said Salah On Wednesday, May 16th, 2012
0 Comments

Macalinkii Liverpool oo shaqada laga buriyay

Readers:2759Kenny Dalglish ayaa laga raacdeeyay shaqadii macalinimo ee Liverpool kadib markii milkiilayaasha reer Mareykan ee kooxdaasi leh ay sheegeen in Liverpool ay natiijadii ugu xumeyd ka heshay horyaalka More...