You Are Browsing ‘Somali Sports’

Eng- Baana oo jagooyin cusub ka helay kubadda koleyga Africa

Bana Ali

Readers:2628Eng. Baana Abdalla Ali oo horey u ahaa madaxa suuq geynta ee FIBA Zone V,  ayaa  2 jago oo cusub ka helay xiriirka kubadda koleyga ee Bariga iyo Bartamaha Africa kaasoo la yiraah East & Central Africa lntercities Basketball Committee (ECAIBC). Waraaq 26-kii bishii April ee 2012-ka ka soo baxday xafiiska xoghayaha guud ee ururkaasi More...

by Suni Said Salah | Published 14 days ago

Xiddigaha Ruweys
By Suni Said Salah On Saturday, May 5th, 2012
0 Comments

Horyaalka kubadda cagta Soomaalida Jidda oo la ciyaaray

Readers:2602Ciyaaro ka tirsan Horyaalka kubadda cagta Jaalliyadda Soomaalida Jidda ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa shalay oo Jimco aheyd halkaasi lagu ciyaaray, waxaana kooxihii wada ciyaaray ka mid ahaa Xiddigaha More...

6
By Suni Said Salah On Thursday, May 3rd, 2012
0 Comments

ciyaartoyda ciyaaraha fudud ee Soomaaliya oo qado loo sameeyay

Readers:1889Xiriirka Soomaaliyeed ee cayaaraha Fudud ayaa maanta munaasabad balaaran oo dhiir gelin ah u qabtay ciyaartoydiisa heerka 1-aad gaar ahaana kuwii kaalimaha hore ka galay tartankii horyaalka cayaaraha More...

2
By Suni Said Salah On Thursday, May 3rd, 2012
0 Comments

TC stars oo xaflad ugu dabaaldagtay aas-aaskeedii 4 sano kadib

Readers:1293Xaflad  si aad ah looga soo shaqeeyay laguna soo dhaweynayay guushii ay kooxda kubadda cagta ee TC Stars (Twin City Stars) ka soo hooyeen tartankii Spring Break ee lagu qabtay gobolka Ohio iyo sannadguuradii More...

IMG_7300
By Suni Said Salah On Tuesday, May 1st, 2012
0 Comments

Tartanka FIBA Africa Zone V oo Somalia lagu qaban doono

Readers:1788Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa lagu soo gabagabeeyay tartankii  kubadda koleyga ee caasimaddaha dalalka Bariga iyo Bartamaha Africa, kaasoo ay sanadkaan ka qeybgaleen magaalooyinka Muqdisho More...

foto group1
By Suni Said Salah On Monday, April 30th, 2012
0 Comments

Shuhadadii sports Somalia oo Holland loogu baroordiiqay

Readers:1381Munaasabad Baqroordiiq aheyd oo loo sameenayay Marxuumiintii ku geeriyootay Qaraxii Tiyaatarka oo ay ugu horeeyeen Bahda Isboortiga Ayaa Maalintii shalay Lagu qabtay Magaalada Amsterdam ee xarunta dalka More...

2
By Suni Said Salah On Sunday, April 29th, 2012
0 Comments

Dr Ali Osman oo ka qeybgalay shir saxaafada & ciyaarah looga hadlayay

Readers:1916Magaaladda Atlanta ee dalka Mareykanka waxaa lagu qabtay shir caalami ah oo ay qabanqaabisay Jaamacadda  Morehouse College, oo ka mid ah Jaamacaddaha ugu faca weyn ee Atlanta, waxaana lagu casumay  marti More...

Yusuf Yusuf iyo Soola oo mar saaxiibo ahaan jiray laakiin hadda safaaradaha kala qaatay iyagoo baryaahaan aflagaadooyin hawada isku marinaya
By Suni Said Salah On Saturday, April 28th, 2012
0 Comments

Fariin ku socota Yuusuf Yuusuf, Soola & Biriq

Readers:1781  Af is dhaaf-dhaafay  amaan ma sheego ee isma  hurtooy ha is xumeynina waxaa igu kalifay in aan maqaalkaan qoro kadib markii aan arkay in ragg isboortiga qiimo badan ku leh ay xilliyadaan More...

Hargeysa
By Suni Said Salah On Saturday, April 28th, 2012
0 Comments

Muqdisho iyo Hargeysa oo ku fashilmay tartanka caasimadaha bariga Africa

Readers:1339Wiilashii ku ciyaarayay magacyada magaalooyinka Mugadishu iyo Hargeisa ee dalka Soomaaliya ee ka qeybgalayay tartanka caasimadaha ee bariga iyo bartamaha Africa ee Uganda ka soconaya ayaa guuldarooyinkii More...

Banadir 1
By Suni Said Salah On Saturday, April 28th, 2012
0 Comments

Tartanka kubadda cagta Soomaalida Jidda

Readers:714Kooxaha Banaadir iyo Midnimo oo kulan ka tirsan tartankaasi wada ciyaaray todobaadkaan ayaa 2-1 waxey guushii ku raacday Banaadir, gudoomiyaha kooxda  Banaadir Maxamed Macalin Yuusuf  (ISBUUNYO ) More...