Ragg isku dilay Messi v Ronaldo

By
Updated: March 7, 2016
_8Lionel Messi v Cristiano Ronaldo

Nin ayaa saaxiibkiis dilay markii ay ku murmeen in laacibka caalamka ugu fiican uu yahay Lionel Messi halka kan kale uu ku dooday in Cristiano Ronaldo uu yahay kan ugu fiican kubadda cagta adduunka.

Nin Nigerian ah,  Michael Chukwuma, oo 21 sano jir ah ayaa mindi ku dilay saaxiibkiisa oo 34-sano jir ah Obina Durumchukwu kaasoo isla Nigerian ah banaanka magaaladda Mumbai ee dalka Indian sida police-ka laga soo xigtay.

Xiddiga xulka Argentina  Messi, oo 28 sano jir ah ayaa 5 mar loo caleema saaray inuu yahay ninka ugu fiican adduunka markii la siiyay Ballon d’Or – halka

Captain-ka Portugal Ronaldo, oo 31 sano jir ah, uu 3 mar helay abaalmarintaasi.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *