Ronaldo oo isku dhiibay Messi

By
Updated: November 13, 2015
Barcelona's Argentinian forward Lionel Messi speaks after receiving the FIFA Ballon d'Or award on January 9, 2012 at the Kongresshaus during the FIFA Ballon d'Or ceremony in Zurich.     AFP PHOTO / FRANCK FIFE (Photo credit should read FRANCK FIFE/AFP/Getty Images)

Cristiano Ronaldo inkastoo uu sheegay in xilli ciyaareedka 2014-15 uu wacdaro dhigay haddana taasi uma suuragalineyso inuu ku guuleysto abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka , taasi badalkeedna wuxuu yiri Messi ayaa ku guuleysan doono Ballon d’Or markii 5d bisha January.

Xiddiga Real Madrid oo markii 4d u sharax inuu ku guuleysto abaalmarintaan marka Zurich la iskugu tago, ayaa ku adkeystay in Messi uu kaga fursad badan abaalmarintaasi maadaama xiddiga reer Argentine uu Barcelona u qaaday 3 koob  sanadkii tagay.

“Sida runta ah, Messi ayeey u badan tahay inuu abaalmarintaasi ku guuleysto, ayuu yiri xilli uu  marti ku ahaa barnaamijka “The Jonathan Ross Show,”.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *