Abaalmarinada 20kii sano ee Premier League awards
Readers:3217 Horyaalka Premier League ayaa waxaa laga bixiyay abaalmarino fara badan oo la siiyay shaqsiyaadkii kala duwaan ee howl karnimada ka muujiyay 20kii sano ee la soo dhaafay, shaqsiyaadkaasi oo iskugu jira macalimiin iyo ciyaartoy waxey kala yihiin. Player of 20 Seasons Ryan Giggs Manager of 20 Seasons Sir Alex Ferguson Season More...
Mancini oo ciidamo xoojin ah doonaya
Readers:3258Manchester City si ay ula tartanto kooxaha waaweyn ee reer Spanish, gaar ahaan Real Madrid iyo Barcelona waa in ciyaartoy cusub oo tayo leh la keenaa kooxda si ay u qaadaan Champions League, sidaa More...
Real Madrid oo 100 dhibcood ku qaaday horyaalkii 32d
Readers:3354Real Madrid ayaa taariikh cusub ka dhigtay horyaalka Spanish-ka markii ay 100 dhibcood ku qaaday xilli ay 4-1 kaga badisay Mallorca ciyaartii ugu danbeysay ee horyaalka, kaasoo ahaa kii 32aad ee ay qaado. MADRID, More...
44 sano kadib City oo noqotay horyaalka England
Readers:2494Manchester City ayaa noqotay horyaalka England markii ugu horeysay tan iyo 1968 markii ay 3-2 kaga badisay Queens Park Rangers , ciyaartii ka dhacday garoonka Etihad Stadium. Edin Dzeko ayaa daqiiqadii More...
Kaladze oo biiray siyaasadda kana tagaya ciyaaraha
Readers:2088Kakha Kaladze ayaa ku dhawaaqay inuu iska dhaafi doono howlaha ciyaaraha dhamaadka xilli ciyaareedkaan isla markaana uu ku biiri doono dhanka siyaasadda. 34-sano jirkaasi oo 9 sano u soo ciyaarayay More...
Ciyaaryahanadii ugu cimriga dheeraa Milan oo dhaqaajiyay
Readers:2131Filippo Inzaghi, Gennaro Gattuso iyo Alessandro Nesta ayaa tobanaan sano kadib soo afjaray joogitaankoodii kooxda AC Milan sababo la xariira da’dooda oo horey u sii badaneysa, maalinta beri More...
Utd & City oo beri kala baxi doona
Readers:1466 Beri waxaa la soo gabagabeynayaa horyaalka ugu xiisaha badan qaaradda yurub ee English Premier League, iyadoo shaki badan uu ku jiro cid qaadan doonta horyaalka City waxey marti galin doontaa QPR hadii More...
Pardew, Kompany oo abaalmarino ku guuleystay
Readers:1650Macalinka Newcastle United Alan Pardew ayaa loo magacaabay macalinka xilli ciyaareedkaan ee horyaalka Barclays Premier League, halka Captain-ka Manchester City Vincent Kompany isagana la siiyay More...
Booska 3d ee Serie A oo dagaal culus uu ka taagan yahay
Readers:14494 kooxood oo kala ah Udinese, Napoli, Lazio iyo Inter ayaa isku heysta booska 3aad ee horyaalka Serie A kaasoo ah kan loogu qeybgalayo tartanka horyaaladda kooxaha yurub ee Champions League. Udinese More...
Seedorf oo boorsooyinka ka xirxirtay Milan
Readers:3241Clarence Seedorf ayaa la soo wariyay inuu boorsooyinka ka xirxiran doono Milan isla markaana wuxuu ku biiri doonaa kooxda Botafogo ee horyaalka Brazil–mana heli doono sida la leeyahay fursad uu More...

Recent Comments