Venus horyaalkii 49aad hanatay

By
Updated: February 14, 2016
Venus

Venus Williams oo 7 mar ku guuleysatay horyaalnimadda Grand Slam ayaa 6-4 6-2 kaga badisay Misaki Doi ciyaartii ugu dambeysay Taiwan Open. Williams, oo 35 sano jir ah, ayaa dhigeeda reer Japan ka qaadatay horyaalkii 49aad ee ay ku guuleysato 21-kii sano ee ay ciyaareysay Tennis-ka.

Venus oo wareegii kowaad ee  Australian Open dhaafi weysay ayaa tartankaan intii uu socday wax dhibco ah qasaarin.

Martina Navratilova ayaa ah haweeneyda ugu horyaal qaadista badan adduunka taasoo heysata 167 horyaal, halka Venus walaasheed ka yar oo ah horyaalka tennis adduunka, Serena Williams, ay heysato 69 horyaal.

Related posts:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *