You Are Browsing ‘World Cup 2010’

Uruguay oo Tariinka ka tuurtay Korea

Luis-Suarez-300x167

Readers:264PORT ELIZABETH, South Africa (CIYAARO)?Luis Suarez ayaa 2dii qeybood ee ciyaarta 2 gool oo uu u dhaliyay xulkiisa waxey u suuragalisay Uruguay iney 2-1 kaga adkaadaan South Korea isla markaana ay u soo baxdo markii ugu horeysay mudo 40 sano ah quarterfinal-ka koobka aduunka. Suarez oo 2da gool kala dhaliyay daqiiqadihii 8aad iyo tii 80aad More...

by Sunni Said Salah | Published 695 days ago

North-v-Ivory-300x167
By Sunni Said Salah On Friday, June 25th, 2010
0 Comments

Ivory Coast oo guusheedii ku qasaartay

Readers:247NELSPRUIT, South Africa (CIYAARO)?Ivory Coast ayaa 3-0 ku dubatay xulka North Korea ciyaartoodii ugu danbeysay ee koobka aduunka, markii ay goolshaasi u kala dhaliyeen Yaya Toure, Koffi Romaric N?Dri More...

Portugal-join-Brazil-300x167
By Sunni Said Salah On Friday, June 25th, 2010
0 Comments

Brazil iyo Portugal oo soo wada baxay

Readers:282DURBAN, South Africa (CIYAARO)?Brazil iyo Portugal ayaa wax gool ah iska dhalin waayay, taasina waxey keentay in Brazil ay kaalinta 1aad kaga soo baxdo Group G markii 0-0 ay ku kala baxeen Portugal oo More...

Arjen-Robben-R-of-the-Netherlands-300x209
By Sunni Said Salah On Thursday, June 24th, 2010
1 Comment

Dutch oo sii sagootiyay Cameroon

Readers:208CAPE TOWN, South Africa (CIYAARO)?Xulka Netherlands ayaa guuldaro kale u saaray xulka Cameroon oo mar hore xaqiijiyay inuu haray markii uu 2-1 dusha u saaray kulankoodii ugu danbeeyay ee Group E. Robin More...

jaban-300x167
By Sunni Said Salah On Thursday, June 24th, 2010
0 Comments

Japan oo cashir siiyay Denmark

Readers:186RUSTENBURG, (CIYAARO) – Japan ayaa u soo gudubtay wareega 2aad ee koobka aduunka markii ay 3-1 kaga farxalatay Denmark oo ay wada ciyaareen ciyaartii ugu danbeysay ee Group E. Japan, waxey u baahneyd More...

Fabio-Cannavaro-of-Italy-makes-a-flying-challenge-300x211
By Sunni Said Salah On Thursday, June 24th, 2010
1 Comment

Italy oo ka huleeshay koobka aduunka

Readers:206JOHANNESBURG, (CIYAARO) ? Xulkii difaacanayay koobkii aduunka ee Italy ayaa laga saaray koobka aduunka markii qasaaro xoogan ay kala kulmeen Slovakia oo 3-2 u saariyay Itlay, 2 ka mid ah goolasha waxaa More...

New-Zealand-and-Roque-Santa-Cruz-300x248
By Sunni Said Salah On Thursday, June 24th, 2010
0 Comments

Paraguay oo soo baxday

Readers:196POLOKWANE, South Africa, (CIYAARO) – Paraguay ayaa u soo baxay wareega 16ka ee koobka aduunka wallow ay barbardhac 0-0 ah la gashay New Zealand kulankii ugu danbeeyay ee Group F. Paraguay waxey More...

Jermain-Defoe-300x167
By Sunni Said Salah On Wednesday, June 23rd, 2010
2 Comments

England oo w 16-ka koobka aduunka soo gaartay

Readers:154PORT ELIZABETH, (CIYAARO) ? Xulka England ayaa ugu danbeystii helay guushii uu u baahnaa oo ah tii ugu horeysay ee koobka aduunka uu ka helo, isla markaana u soo bixisay wareega 16ka ee koobka aduunka More...

U.S.-advanced-300x208
By Sunni Said Salah On Wednesday, June 23rd, 2010
1 Comment

U.S. oo tariinka ka tuuray Algeria

Readers:182PRETORIA (CIYAARO) ? Xulka Mareykanka ayaa dhamaadkii ciyaarta ka dhaliyay goolkii guusha Algeria isla markaana u soo baxay wareega 16 ee koobka aduunka. Landon Donovan ayaa u dhaliyay goolkaasi daqiiqadii More...

Mexico-and-Uruguay-300x222
By Sunni Said Salah On Tuesday, June 22nd, 2010
0 Comments

Uruguay iyo Mexico oo koobka aduunka sii joogi doona

Readers:168RUSTENBURG, South Africa, (CIYAARO) – Uruguay ayaa kaalinta 1aad kaga soo baxday Group-ka A una soo gudubtay wareega 2aad ee koobka aduunka markii ugu horeysay laga soo bilaabo 1990 markii ay Mexico More...