You Are Browsing ‘Video’

Carlo Ancelotti oo guushii ugu horeysay Horyaalka French ka helay

Nene

Readers:228PARIS (CIYAARO)—Xiddiga reer Brazil ee  Nene ayaa 2 ka mid ah u dhaliyay Paris Saint-Germain 3-1 ay kaga badisay Toulouse , waxeyna natiijadaasi fursad u siineysaa in ay hogaanka u sii hayaan horyaalka French. Carlo Ancelotti ayeey guushaani farxad galineysaa maadaama uu guushii ugu horeysay uu la hoyaaday tan iyo markii uu hogaanka u More...

by Suni Said Salah | Published 128 days ago

Liverpool's English midfielder Steven Gerrard
By Suni Said Salah On Thursday, January 12th, 2012
0 Comments

Liverpool oo guuldaradii 3 huwisay Manchester City

Readers:358MANCHESTER, England (CIYAARO)—Steven Gerrard ayaa gool rigoore ah oo uu qeybtii hore ee ciyaarta uu u dhaliyay Liverpool waxey u sahashay in ay  1-0 kaga badiso  Manchester City lugtii 1aad ee  semifinalaha More...

FIFA
By Suni Said Salah On Friday, December 30th, 2011
0 Comments

Blatter sends condolences to Somalia

Readers:604FIFA President Joseph S. Blatter has written to the Somali Football Federation following the death of five Somali football fans in a car accident on Tuesday 27 January. In a letter to the SFF President More...

Van Persie, Gervinho, Rosicky, Benayoun and Mikel Arteta
By Suni Said Salah On Tuesday, December 27th, 2011
0 Comments

Arsenal oo jilbaha lagu dhagay

Readers:353LONDON (CIYAARO)—Arsenal ayaa qasaarisay fursad ay kaga mid noqon laheyd 4ta kooxood ee ugu sareysa horyaalka English Premier markii ay 1-1 la dhaafi weysay kooxda liidata ee Wolverhampton Wanderers More...

Chelsea captain John Terr
By Suni Said Salah On Tuesday, December 20th, 2011
1 Comment

Cabsi laga qabo iney baaqdaan ciyaaraha Arsenal & Chelsea

Readers:562LONDON (CIYAARO)—Kulamada horyaalka Premier League ee ay ciyaari doonaan kooxaha Arsenal iyo Chelsea maalinta isniinta ah ee soo socota ayaa waxaa laga cabsi qabaa iney baaqdaan, maadaama ay maalintaasi More...

-
By Suni Said Salah On Sunday, October 16th, 2011
0 Comments

Arsenal oo badisay, Tottenham oo jilaafo loo dhigay

Readers:348LONDON (CIYAARO)—Robin van Persie ayaa Arsenal u diray bartamaha horyaalka Premier League xagiisa kala horeynta markii uu 2 gool u dhaliyay taasoo keentay iney  2-1 kaga badiyaan Sunderland walow ay More...

Chievo's Slovenian defender Bostjan Cesar
By Suni Said Salah On Sunday, October 16th, 2011
0 Comments

Juventus & Udinese oo isku heysta hogaanka Serie A

Readers:285ROME (CIYAARO)—Juventus ayaa wali hogaanka u heysa  Serie A, sidaasi oo ay tahay waxey  0-0 la gashay Chievo Verona, waxeyna ciyaartaasi ka mid aheyd 5 kulan oo ka tirsan horyaalka dalka Talyaaniga More...

samel-anzhi-etoo-debut.n
By Suni Said Salah On Thursday, October 13th, 2011
0 Comments

Anzhi oo beenisay in Eto’o uu amaah ku aadayo Inter

Readers:338Iyadoo warbaahinta caalamka ay maalmahaan si weyn u hadal heysay in weeraryahanka xulka Cameroon iyo kooxda Anzhi ee dalka Ruushka Sameul Eto’o laga yaabo inuu bisha January si amaah dib ugu soo More...

euro-2012-logo-design1
By Suni Said Salah On Thursday, October 13th, 2011
0 Comments

Ciyaaraha kala baxa ee Euro 2012 oo lagu dhawaaqay

Readers:432Xiriirka K/cagta qaarada yurub  ayaa maanta soo saaray isku aadka Play offs-ka ciyaaraha Euro 2012 lagu balansanyahay dalalka Ukrain iyo Poland,iyadoona ay isku aadeen xulal adag taasi oo laga xusi More...

Kevin Davies, Frank Lampard
By Suni Said Salah On Sunday, October 2nd, 2011
0 Comments

Lampard oo ku duduriyay Bolton

Readers:339BOLTON, England (CIYAARO)—Frank Lampard ayaa ka soo kabtay dhaliilihii waayahaan dul saarnaa kadib markii uu wax loo yaqaan hat trick u dhaliyay Chelsea, taasoo keentay in ay  Bolton ku maasheeyaan More...