Xulalka Somalia & Sudan oo dhibcihii kala qaatay

By
Updated: August 15, 2010
xulka 20 jirada

ERETRIA: CIYAARO- Xulka qaranka k/cagta Soomaaliya ee 20- sano jirada oo ka qeybgalaya tartanka xulalka 20 sano jirada ee Bariga iyo Bartamaha africa ayaa ciyaartii ugu horeysay oo ay galabtay la ciyaareen xulka Sudan waxey la galeen 0-0.

Xulka Soomaaliya oo ku jira Group-ka A , waxey isku group yihiin xulalka Sudan, Kenya, Eritrea iyo Tanzania.

Ciyaarta soo socota waxey Soomaliya maalinta Talaada ah 17-ka bishaan la ciyaarti doontaa xulka Kenya.

Maxada wafdiga xulka qaranka ee tartankaasi ka qeybgalay Ali Shiino ayaa wuxuu idaacadda Bar-kulan ugu waramay natiijadii ciyaartii galabtay ee xulka Soomaaliya ay la yeesheen xulka Sudan, qeybta hoose boga ka dhageyso wareysiga

ciyaaro@gmail.com

Related posts:

8 Comments

  1. Saynabmilaano

    August 16, 2010 at 12:23 am

    Masha allaah.! Guul ayan u rajeyna ciyaartoyda matalaysa 20jirda somaliya wuna mahadsanyahay Ali shiino Guul guul insha allaah xulka qaranka somaliya e 20 jirada ah by milaano

  2. ali abdullahi

    August 16, 2010 at 12:39 am

    aniga oo ah ali waxan u hambalyeenayaa ciyartoyda qaranka somalia waxana u rajenayaa guul magaca dalkooda & shartoodana ay difaacan INSHA ALLAH anigana wan tagerayaa INSHA ALLAH dhaman inta asxaabta xulka ka tirsan weligiina guul ayaan idin rajeenayaa

  3. lilyahya

    August 16, 2010 at 1:15 pm

    caadi mahan qarankeena waa kacsan yahiin marka waxaan filayaan in eey inta ciryaar oo u hartayna in eey badiyaan viva somali

  4. hassan hersi rooble

    August 16, 2010 at 1:27 pm

    masha allah waxaan aad ugu faraxsanaha in aan bareejo lagano sundan inkastoo aan ka jeclaa in aan afka ciida udarno sudan lkn kenya ayaan boorka ku xaaqi doonaa insha aallah

  5. ggg

    August 16, 2010 at 2:15 pm

    masha allah waxaan aad ugu faraxsanaha in aan bareejo lagano sundan inkastoo aan ka jeclaa in aan afka ciida udarno sudan lkn kenya ayaan boorka ku xaaqi doonaa insha aallah

  6. gesey

    August 17, 2010 at 3:05 am

    WA KUFARAXSANAHAY CIYAR TOYDENA GUSHA WAX KU OOL KA AH EEY KA KENEN KULAN KEY CIYAREN WAXAN DHIHIKARA WA GESIYAL QARAN MADAMA EEY WADAN KENA UBURBUR SAN YAHAY ISLAMAR EY GUSHAS KENEN DHALINYARADA HADAWAXAN URAJENAYA KULAN KA KENYA INEY DARDARI DONAN

  7. faysal

    August 17, 2010 at 4:50 am

    Asc waxan ku farxay guush ayaa so hoyan xulka qarankena ee Sudan la cayaray waxan see aad uga xumaday xulka dayarta la ciiyaraysaa masar in home iyo away lagu wada ciiyaro masar wayo waxa home no ahayed djout why logs badaly waxay lamid tahay fursad aan luminayno

  8. ibraahim

    December 17, 2010 at 7:33 pm

    waan kufaraxsanahay suni in ay soomaali bareejo kuceliso waxaana rajeenaa in aan kabadino kenya suni waa sxbkaa ibraahim carab byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
    ilove my somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *