Home Suuqa Kala iibsiga 10 maalin oo ka dhiman suuqa kala iibsiga iyada oo xiddigo badan...

10 maalin oo ka dhiman suuqa kala iibsiga iyada oo xiddigo badan la filayo in ay ku biiraan kooxo kale

0

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa dhamaad ku dhaw iyada oo kooxuhu u dadaalayaan sidii ay u dhamaystiri lahaayeen saxiixa.

10 maalin ayaa ka dhiman suuqa kala iibsiga iyada oo xiddigo badan la filayo in ay ku biiraan kooxo kale.

Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 10-ka saxiix ee laga yaabo in ay dhacaan inta ka dhiman suuqa kala iibsiga.

Victor Osimhen:

Xiddiga reer Nigeria ayaa lala xidhiidhinayaa in uu ka tagayo kooxda Napoli waxana laga yaabaa in uu ku biiro kooxda kooxda chelsea iyada oo Napoli ka doonayso chelsea xiddiga Romelu Lukaku.

Mikel Merino:

Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga Merino iyada oo Mikel Arteta doonayo in uu xiddiga khadka dhexe ka garab ciyaarsiiyo Rice xilli ciyaareedkan.

Ivan Toney:

Xiddigan ayaa lala xidhiidhinayaa in uu ka tagayo kooxda Brentford waxana lala xidhiidhinayaa kooxaha sucuudiga iyo waliba kooxaha Premier League sida chelsea iyo Man United.

Raheem Sterling:

Xiddigan ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxda chelsea iyada oo Blues bah-dishay isla markaas isku dayaysa in ay ka caydhiso kooxda suuqa xagaagan.

Ilkay Gundogan:

Xiddigan reer Germany ayaa ku dhaw in uu si lama filaan ah ugu soo laabto kooxda Man City iyada oo Barcelona u ogolaatay in uu isaga tago kooxda.

Marc Guehi:

Eberechi Eze:

Jarrad Branthwaite:

Viktor Gyokeres:

Federico Chiesa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here