Home Horyaalada Kale 100 Xidig ee ugu wanaagsan Sanadka 2020 oo lasoo saaray

100 Xidig ee ugu wanaagsan Sanadka 2020 oo lasoo saaray

0

100kii ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa sannadka sii dhamaanaya ee 2020 ayaa lasoo saaray, waxaana hoggaanka haya xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski oo ka caawiyey naadigiisa inay ku guuleystaan Champions League, Bundesliga iyo dhamaan koobabkii kale ee ay ka qayb-galeen.

Wargeyska Marca ayaa soo xulay 100kii ciyaartoy ee ugu wanaagsan, sidii horeba uu u samayn jiray dhamaadka sannad kasta, waxaana si lama filaan ah kaalinta labaad ugu soo baxay laacibka khadka dhexe iyo baasha midig ee difaacaba sida isku midka ah uga ciyaara ee Joshua Kimmich oo ka mid ahaa tiirarka Bayern Munich.

Halkan kaga bogo 90ka ciyaartoy ee kale:

11. Thomas Muller

12. Trent Alexander-Arnold

13. Kevin De Bruyne

14. Ciro Immobile

15. Virgil van Dijk

16. Alphonso Davies

17. Thiago Alcantara

18. Marc-Andre Ter Stegen

19. Sadio Mane

20. Toni Kroos

21. Mo Salah

22. Harry Kane

23. Son Heung-Min

24. Luka Modric

25. Serge Gnabry

26. Zlatan Ibrahimovic

27. Raheem Sterling

28. Timo Werner

29. Thibaut Courtois

30. Bruno Fernandes

31. Romelu Lukaku

32. Angel Di Maria

33. Joao Felix

34. David Alaba

35. Leon Goretzka

36. Roberto Firmino

37. Jules Kounde

38. Marcus Rashford

39. Ederson

40. Alisson

41. Marquinhos

42. Jan Oblak

43. Fede Valverde

44. Ansu Fati

45. Andy Robertson

46. Frenkie De Jong

47. Lautaro Martinez

48. Rodri Hernandex

49. Georginio Wijnaldum

50. Jesus Navas

51. Keylor Navas

52. Alvaro Morata

53. Sergio Reguilon

54. Ever Banega

55. Martin Odegaard

56. Jadon Sancho

57. Ferran Torres

58. Paulo Dybala

59. Marcos Llorente

60. Memphis Depay

61. Diogo Jota

62. Jamie Vardy

63. Mikel Oyarzabal

64. Theo Hernandez

65. Jordan Henderson

66. Eduardo Camavinga

67. Pierre-Emerick Aubameyang

68. Papu Gomez

69. Philippe Coutinho

70. Sergio Aguero

71. Thorgan Hazard

72. Ngolo Kante

73. Dayot Upamecano

74. Kai Havertz

75. Hugo Lloris

76. Houssem Aouar

77. Diego Carlos

78. Tanguy Ndombele

79. Gabriel Jesus

80. Dries Mertens

81. Paul Pogba

82. Anthony Martial

83. Mason Greenwood

84. Carlos Tevez

85. Ben Chilwell

86. Danny Ings

87. James Rodriguez

88. James Maddison

89. Edinson Cavani

90. Jack Grealish

91. Brenner

92. Santi Cazorla

93. Andres Iniesta

94. Pedro Guilherme

95. Duvan Zapata

96. Weston Mckennie

97. Ivan Perisic

98. Everton Ribeiro

99. Eduardo Salvio

100. Martinez Quarta

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here