Home 2020 November

Monthly Archives: November 2020

Wararka Xanta Suuqa Kala iibsiga ee Maanta, Khedira, Donnarumma, Schuurs, Puig, Thauvin

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Jarmalka Sami Khedira, oo 33 jir ah, ayaa sheegay in u dhaqaaqista Premier League ay noqon laheyd ikhtiyaar marka qandaraaskiisa Juventus uu...

Inter Milan oo qarka u saaran inay ka afduubato Liverpool xidiga ay ku ay...

0
Kooxaha ka ciyaara Serie A, Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay qorsheyneyso inay u dhaqaaqdo daafaca dhexe ee Ajax Perr Schuurs inta...

Halyaaygii hore kooxda Chelsea Hasselbaink oo talo wax ku ool ah siiyey macalin...

0
Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa ku booriyay Chelsea in ay u dhaqaaqdo adeega labo ciyaaryahan bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga si ay...

Cavani Oo Halis Ugu Jira In Sedex Kulan La Ganaaxo , Maxaa U Sabab...

0
Edinson Cavani ayaa ka danbeeyey guuldaradii shalay soo kooxda Southampton kulan kamid ah horyaalka ay ka hortimaaday kooxda Man United. Haatan waxaa socda  baaritaan ku...

Kooxda Man United oo ka fiirsanee in heshiis cusub u kordhiso Bissaka iyo booskii...

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay hesho daafac midig oo cusub bisha Janaayo si oo ula tartamo Aaron Wan-Bissaka. 23...

Arsenal oo lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo bisha Janaayo kubadsameeyaha...

0
Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo bisha Janaayo kubadsameeyaha Real Madrid Isco. 28 jirkaan reer Spain ayaa todobo kulan oo...

Chelsea oo kusoo biirtay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka Barcelona ka tagaya xili ciyaareedkan ee...

0
Saxafiga kubada cagta ee reer Spain Guillem Balague ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea ay xaqiiqdii salka ku hayso halyeeyga reer Argentine ee...

Maxaad kala Socotaa Maaliyada labaad ee uu soo bandhigay Leo Messi

0
Leo Messi ayaa shabaqa ka soo taabtay kooxda Osasuna isagoo dabaaldegiisa banaanka soo dhigay maaliyadii Diego Maradona ee kooxdiisii hore ee Newell’s Old Boys. Halyeeyga...

Manchester United oo guul ka gaartay Southampton Xili Edinson Cavani uu sabab u ahaa...

0
Manchester United ayaa soo laabasho cajiib ah sameysay ka dib markii ay 3-2 ku karbaashtay Southampton oo labo gool ku hormartay iyadoo Edinson Cavani...

Chelsea iyo Tottenham oo barbardhac galay Xili Tottenham ay hogaanka qabatay

0
Kooxaha Chelsea iyo Tottenham ayaa isku mari waayay kulankii adkaa ee ku dhexmaray Stamford Bridge iyagoo ku heshiiyay barbaro goolal la’aan ah xilli labada...

Barcelona oo xasuuqday Kooxda Osasuna, Xidigaha Shabaqa soo taabtay

0
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kusoo laabatay jidka guusha kaddib guul-darradii Atletico Madrid, waxaanay cadho kula dhacday Osasuna oo ay ku garaacday 4-0. Martin Braithwaite...

Lautaro Martinez oo doonaya inuu ka tago Inter Milan?

0
Weeraryahanka kooxda Inter Milan Lautaro Martinez ayaa lagu soo waramayaa inuu si aad ah u doonayo inuu ka tago Nerazzurri sannadka 2021. Xiddiga reer Argentine ayaa lala xiriirinayay...

Philippe Coutinho ma Qorsheenayo in uu ka tago Kooxda Barcelona

0
Wakiilka ciyaaryahanka reer Brazil ayaa sheegay in Philippe Coutinho uusan dooneynin inuu ka tago Barcelona inkastoo ay jiraan warar xan ah oo la xiriirinayo inuu u dhaqaaqayo...

Wararka Xanta Suuqa kala iibsiga ee ugu danbeeyay, Pepe, Mbappe, Haaland, Fernandinho, Evans

0
ku soo dhawaada wararka xanta suuqa kala iibsiga ee maanta oo ciyaaro.com idin soo koobtay Arsenal ayaa diyaar u ah inay iska iibiso ciyaaryahanka garabka ka...

Falanqeynta Kulanka Barcelona vs Osasuna. Kooxda Ronald Koeman oo ku jirta Booska 14-aad

0
Barcelona oo ku jirta kaalinta 14aad ee miiska kala-sarraynta horyaalka Premier League ayaa raadin doonta guul ay sare ugu soo kici karto marka ay...

Falaqeynta Kulanka Southampton vs Man United, Red Devils oo guul muhiim ah dooneysa

0
Manchestert United ayaa rajaynaysa inay sii waddan doonto guulaha xidhiidhka ah ee ay kulamadii ugu dambeeyey soo hoynaysay marka ay maanta u tagto Southampton. Red...

Falanqeynta Kulanka Chelsea vs Tottenham, Xidigo ka maqan Chelsea

0
Chelsea ayaa garoonkeeda kusoo dhoweynaysa naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin ee Tottenham oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan weyn oo muddooyin badan soo...

Kooxda heysata horyaalka Serie A oo ka fiirsaneysa in ay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka qadka...

0
Kooxda difaacaneysa Serie A, Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Donny van de Beek sidookale yahay...

Chelsea oo dooneysa daafaca kooxda Atletico Madrid ee Jose Gimenez

0
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo kooxda ka dhisan La Liga, daafaca dhexe ee Atletico Madrid Jose Gimenez inta...

Eden Hazard oo dhaawac kale soo wajahay iyadoo Real Madrid ay 2-1 gurigeeda kaga...

0
Hazard, oo 29 jir ah, ayaa Real Madrid kaga soo biiray Chelsea lacag ka badan150m 2019. Laakiin xiddiga reer Belguim ayaa kaliya 27 kulan u...

Kooxaha Man United iyo Arsenal oo ku dagaalamaya saxiixa ciyaaryahan Christian Erisken

0
Manchester United iyo Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay loo sheegay inay bixiyaan 27 milyan ginni si ay helaan kubad sameeyaha reer Denmark Christian...

Daafaca 26 jirka ah ee Chelsea oo lala xiriirinayaa inuu si lama filaan ah...

0
Juventus ayaa diyaar u ah inay soo nooleyso xiisihii ay u qabtay daafaca Chelsea ee la ilaaway Emerson Palmieri. Emerson oo yimaaday Chelsea xilligii Antonio...

Kooxda Liverpool oo dooneysa daafaca da,yarkaa ee kooxda Ajax

0
Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay bixiso 27 milyan ginni si ay u hesho adeega daafaca dhexe ee Ajax Perr...

Kooxda Man United oo ka fiirsanee heshiiska kordhinta xidiga reer Brazil Fred

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay tixgelin siineyso inay heshiis cusub u soo bandhigto ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Brazil Fred. Inkastoo ciyaaryahanka khadka...

Manchester United oo xiiseyneysa saxiixa Thiago Almada

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay keento weeraryahanka Velez Sarsfield Thiago Almada garoonkeeda Old Trafford. 19 jirkaan ayaa dhaliyay 12 gool, waxaana uu...

Macalinka Liverpool oo ka hadlay Xanaaqii uu muujiyay Mo Salah markii la badalay

0
Mohamed Salah oo careysan ayaa iska indhotiray tababare Jurgen Klopp markii la soo bedelay bilowgii qeybta labaad ee kulankii Premier League ee ay Liverpool...

Inter Milan oo isha ku heysa inay lasoo wareegto Angel Di Maria

0
Inter Milan ayaa lagu soo waramayaainay fiirsaneysa xidiga Paris Saint-Germain  Angel Di Maria . 32 jirkaan ayaa weli muhiim u ah kooxda heysata horyaalka Faransiiska, isagoo...

Timothy Fosu-Mensah oo heshiis sadex sano u saxiixaya Manchester United

0
Timothy Fosu-Mensah ayaa lagu soo waramayaa inuusan wali go’aansan inuu heshiis cusub u saxiixo Manchester United . 22 jirkaan qandaraaskiisa haatan ayaa dhacaya xagaaga soo aadan, laakiin...

Juvenstus oo lagu dhagay xili inter milan ay badisay kulmada Horyaalada la ciyaaray

0
Bayern Munich ayaa sii xajisatay hogaankeeda labada dhibcood ee horyaalka Bundesliga ka dib markii kooxda tababare Hansi Flick ay guul soo laabasho ah ka...

Manchester City oo guul ku gaartay Etihad Xili Sadaxley uu dhaliyay Riyad Mahrez

0
Manchester City ayaa jawaab kulul ka bixisay guuldaradii Tottenham iyagoo 5-0 ku xasuuqay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd garoonka Etihad Stadium. Riyad Mahrez ayaa...

AC Milan oo xaqiijisay xiisaha ay u qabto Florian Thauvin

0
Agaasimaha farsamada Paolo Maldini ayaa shaaca ka qaaday in AC Milan ay u dhaqaaqi karto ciyaaryahanka khadka dhexe ee Marseille Florian Thauvin . ciyaaryahanka reer France ayaa seddex gool iyo shan caawin ka sameeyay...

Horyaalka Spain iyo Wararka Xanta Suuqa kala iibsiga ee maanta

0
Musharaxa madaxweynaha Barcelona ayaa balan qaaday inuu la soo saxiixan doono "labo ciyaaryahan oo waa weyn", oo uu ku jiro Neymar Musharaxa madaxweynaha Barcelona Emili...

Mikel Owen oo Saadaaliyay kulamada Horyaalka Premier League Chelsea iyo Tottenham

0
Chelsea ayaa martigelinaysa Tottenham Axadda berri, waxaanay labada kooxoodba ku ducaysanayaan in laga sii qabto Liverpool iyo Leicester City si midkooda badisaa ay hoggaanka...

Wararka Xanta Suuqa kala iibsiga Haaland, Tagliafico, Kana, Bettinelli, Vydra

0
Agaasimaha ciyaaraha Borussia Dortmund ee Michael Zorc ayaa sheegay inay u muuqato in weeraryahanka reer Norway ee Erling Braut Haaland uu sii joogi doono...

Arsenal oo dooneysa inay heshiis la gaarto ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Hungary

0
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay wado qorshe cusub oo ay ku garaacayso kooxda Tottenham Hotspur iyaga oo doonaya saxiixa xiddiga khadka...

Kooxda Liverpool oo iska iibin doonta weeraryahanada Divok Origi iyo Xherdan Shaqiri

0
Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso labada xiddig ee Xherdan Shaqiri iyo Divock Origi marka suuqa kala iibsiga...

Chelsea oo heshay fursad ay kula soo saxiixan karo laacibka Real Madrid garabka weerarka...

0
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa soo jeediyay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee reer Spain Lucas Vazquez uu dhawaan saxiixi doono heshiis cusub...

Kooxaha Liverpool vs Brighton oo ciyaaraya kulan ka tirsan horyaalka Premier League

0
Leandro Trossard ayaa tababar qaatay todobaadkan wuxuuna tartan ugu jiraa Brighton & Hove Albion. Adam Lallana dhaawac ayaa kasoo gaaray (gumaarka) laakiin waa la qiimeyn...

Tottenham, West ham iyo Inter Milan oo baacsanaya weeraryahanka kooxda Chelsea Giroud

0
Tottenham Hotspur iyo West Ham United ayaa qorsheynaya in ay bisha Janaayo u dhaqaaqaan weeraryahanka Chelsea Olivier Giroud oo aan ka booska helin kooxdiisa. Ciyaaryahanka...

Kooxaha Man United iyo Everton oo ku dagaalamaa saxiixa ciyaaryahan Sami Khedira

0
Tababaraha kooxda Everton Carlo Ancelotti ayaa lagu soo waramayaa inuu isha ku hayo inuu lasoo saxiixdo burburiyaha khadka dhexe ee Juventus Sami Khedira, waxa...

David Alaba oo ku biiri kara kooxaha Chelsea ama PSG midkood

0
Chelsea iyo Paris Saint-Germain ayaa la heshiin kara daafaca Bayern Munich David Alaba. David Alaba , oo 28 jir ah, ayaa ka tagi kara Bayern Munich isagoo tababare...

Chelsea oo kalsooni weyn ka muujisay soo laabashada daafaca reer Jarmal

0
Xiddiga kooxda chelsea ee Antonio Rudiger ayaa xaqiijiyay in uu si buuxda u badalay mustaqbalkiisa Stamford Bridge waxana uu haatan dareemayaa in uu yahay...

Xidiga khadka dhexe Liverpool Wijnaldum oo go,aan ku biiro kooxda Barcelona

0
Ciyaaryahanka xulka Holland  Georginio Wijnaldum , oo 30 jir ah ayaa qandaraaskiisu dhacayaa. Liverpool ayaa u soo bandhigtay ciyaaryahanka khadka dhexe heshiis kordhin, waxaa isku ku...

Manchester United oo dooneysa inay lasoo saxiixato daafac midig oo cusub

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay daafac midig cusub keento kooxda sannadka 2021 si ay tartan ugu hesho Aaron Wan-Bissaka . 23 jirkaan...

Musharax u taagan xilka madaxtinimada kooxda Barcelona oo sheegay in magaca Messi loo bixin...

0
Musharaxa madaxweynaha Barcelona Emili Rousaud ayaa sameyneysa wax walbo oo ay ku soo jiidaneyso codadka.Waxa uu haatan soo jeedinayaa inuu Camp Nou u bixiyo...

Daafaca u nugul dhaawaca Man utd oo ka tagi kara kooxda bisha Janaayo

0
Wakiilka daafaca dambeedka dhexe ee Manchester United Eric Bailly ayaa sheegaya in 26 jirkaan uu ka tagi karo Old Trafford hadii xaaladiisa ciyaareed aysan...

Liverpool oo sii wada baacsiga loogu jiro xiddiga kooxda Sporting Lisbon

0
Kooxaha waa weyn ee Premier League Liverpool, Arsenal iyo Man Utd ayaa lagu soo waramayaa inay dhamaantood isha la raacayaan xiddiga kooxda Sporting Lisbon...

Arsenal oo fursad u heshay inay lasoo saxiixato weeraryahan tayo leh oo reer Belgium...

0
Jeremy Doku labo sano ka hor ayuu ku biiri lahaa Liverpool, Arsenal ama Chelsea, sida oo sheegay aabbaha ciyaartoydu. Weeraryahanka reer Belguim ayaa noqday mid...

Dimitar Berbatov oo ka hadlay hadii Sergio Ramos uu ku biiro kooxda Manchester United

0
Ciyaaryahankii hore ee Manchester United Dimitar Berbatov ayaa sheegay in kabtanka Real Madrid  Sergio Ramos uu noqon doono saxiix cajiib ah hadii uu ku biiro...

Kooxda Juventus oo xiiseyneysa xiddiga Dallas Bryan Reynolds

0
Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay daafaca Dallas Bryan Reynolds inuu noqon karo mid looga baahan yahay kooxda 2021. 19 jirkaan ayaa durbadiiba cadeeyay inuu...

Wararka ugu danbeeyay