United oo diirada saareysa heshiiska xidiga reer England ee ciyaaryahan Sancho

Red Devils ayaa sii wada baacsiga ay ugu jirto xiddiga reer England

Manchester United ayaa weli waxay ku howlan tahay sida ay ula soo wareegi laheed Jadon Sancho, wargeyska 90min ayaa lagu daabacay in ay kooxda United dooneyso milkiyada xidiga ka hor inta oo furimin suuqa kala iibsiga Qaarada Yurub ee bisha Janaayo.

Qiimaha xigaha ay ku rabto kooxda Dortmund ayaa ah mid qaali ah oo kooxdii dooneyso laacibka ku qasban tahay in ay bixiso, Man United ayaa ah kooxda kaliya ee kusoo  hartay tartanka loogu jiray Sancho.

Labada koox ayaa gaaray heshiis hordhac ah ee ku aadan qiimaha laacibka, kooxda reer Jarmal Dortmund ayaa ka faa,iideysanee baahida weyn ay Man United u qabto laacibkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*