Home 2021 January

Monthly Archives: January 2021

Madax weynaha La liga Javier Tebas oo infantino ku eedeeyey inuu taageeray Tartanka...

0
Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka ee AFP, Tebas wuxuu ugu yeeray Infantino inuu diido inuu door bidaayo tartanka muranka dhaliyay ee wax ka badali...

Manchester united oo ku dhiban ineey garaacdo kooxaha waaweyn ee EPL.

0
Si aad ugu guuleysato horyaal kasta waa inaad awood u yeelataa inaad garaacdo kooxaha ugu weyn horyaalka ingiriiska Manchester United ayaa ay taas ku...

Mohamed Salah oo wajahaya abaarta goolal la’aaneed ee ugu dheer Kooxda Liverpool

0
Mohamed Salah ayaa laga yaabaa inuu ciyaaro todobo kulan oo Premier League ah isagoo aan wax gool ah u dhalin Liverpool markii ugu horeysay abid marka...

Thomas Tuchel oo dalbanaya in loo keeno Erlling Haaland.

0
Tababaraha cusub ee kooxda Thomas Tuchel ayaa ka codsaday milkiilaha chelsea Roman Abramovich inuu ku biiro ugaarsiga loogu jiro weeraryahanka reer Norway Haalland kaasoo...

Fabinho oo seegi doona labada kulan ee soo socota Liverpool

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe Fabinho ayaa qarka u saaran inuu seego labada kulan ee soo socota Liverpool isagoo dhaawac ah laakiin waxaa laga yaabaa inuu ku soo laabto kulanka muhimka...

Sergio Ramos oo diyaar u ah inuu ka tago Real Madrid kuna biiro Manchester...

0
Sergio Ramos ayaa lagu soo waramayaa inuu isku diyaarinayo inuu si bilaash ah kaga tago Real Madrid xagaagan, waxaana uu doonayaa inuu u dhaqaaqo Premier League kooxda Manchester...

Guardiola: Manchester City waxay u dagaallantay sidii xayawaan oo kale si ay u garaacaan...

0
Pep Guardiola ayaa ciyaartoydiisa ku amaaney ka dib markii ay gaareen guushii 12aad oo isku xigta tartamada oo dhan. Pep Guardiola ayaa ku tilmaamay ciyaartoydiisa...

Martinez oo xaqiijiyey inuu heshiis cusub la gelayo Inter milan

0
Weeraryahanka reer Argentina Lautaro Martinez ayaa sheegay inuu wadahadalo hordhac ah la leeyahay kooxda Inter oo ku saabsan xiriir cusub oo uu la leeyahay...

Barcelona oo lacago badan ku bixisay sidii ay ku heli leheed bedelka Neymar balse...

0
Tan ka bixitaankii xidigii brazil Neymar Jr kooxda barcelona ayaa sameysay dhow saxiix oo ay u arkeen inuu u bedeli doono xidigaas oo 2017...

Xiddiga Man Utd Marcus Rashford oo ka hadlay ka dib markii cunsurinimo lagula kacay...

0
Nasiib darro waxaa jiray marar badan oo ciyaartoy xirfadleyaal ah oo ku takhasusay cunsuriyadda usbuucii la soo dhaafay sida Axel Tuanzebe, Anthony Martial iyo...

Barcelona oo caqabad ku tahay heshiiska Messi

0
Taagerayasha barcelona ayeey farxad u tahay maadaama mucjisadooda argentina Messi uu haatan lasoo werinayo inuu heshiis la galay kooxda barcelona waxaana meesha ka baxeysa...

Arsenal oo ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo Patrick van Aanholt

0
Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay miisaameyso inay u dhaqaaqdo daafaca Crystal Palace Patrick van Aanholt . Bixitaankii Sead Kolasinac ayaa ka dhigtay inay Gunners heysato fursado ay ku heysato...

Manchester United oo bartilmaameed ka dhiganeysa Daafaca Sevilla ee Jules Kounde

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay xagaaga u dhaqaaqdo daafaca dambeedka dhexe ee Sevilla Jules Kounde . 22 jirkaan ayaa si xoogan loola xiriirinayay Manchester City intii lagu jiray suuqii xagaaga...

Wararka Xanta Suuqa kala iisbiga iyo Wargeysyada Yurub ee maanta: Jayden Braaf, Erling Haaland,...

0
ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga Qeybta Saaka oo subax walbo saacadan oo kale aad la socotaa Ciyaaro.com kala soco Xubintan maali walbo 07:00...

Falaqeynta Kulanka Barcelona Vs Athletic Bilbao ee Horyaalka La-liga Dalka Spain

0
Kooxda Barclena ayaa soo dhaweeneysa kooxda Athletic Bilbao kulan ka tirsan Horyaalka Spain ee la liga iyagoo raadinaya guushooda shanaad oo xiriir ah. Kulanka Barcelona...

Falanqeynta Kulanka West Ham United Vs Liverpool ee Horyaalka Premier League Dalka ingariiska

0
Kooxda Liverpool ayaa booqaneysa kooxda West Ham United kulan ka tirsan Horyaalka Ingariiska iyadoo kooxda ay kulankeeda ugu danbeeyay garaacday Tottenham taasi oo nafta...

Falanqeynta Kulanka Chelsea Vs Burnley ee Horyaalka Premier League

0
Chelsea ayaa soo dhaweeneysa Kooxda Burnley kulan ka tirsan Horyaalka ingariiska xili uu kulankiisa labaad hogaaminayo macalinka cusub ee Kooxda. Kulanka Chelsea Vs Burnley Tartanka Premier...

Juventus iyo Ac Milan oo guulo gaaray, iyo Kulamada kale ee la ciyaaray Horyaalka...

0
Kooxda Juventus ayaa mar kale sii wada guulaheeda horyaalka Taliyaaniga iyagoo soo yareeyay farqiga kala dhaxeeya labada kooxood ee ku tartamaya hogaanka horyaalka. Juventus ayaana...

Manchester United iyo Arsenal oo bar-baro ku kala baxay, Manchester City oo hogaanka dheereesatay

0
Kooxda Manchester City ayaa dheereesatay Hogaanka Horyaalka ingariiska iyadoo gurigeeda ku garaacday kooxda Sheffield United. City ayaana guusha kulankan waxaa ugu filnaa hal gool ay...

Thomas Tuchel oo sheegay inuu Timo wirner kusoo celin doono sidiisii hore.

0
Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu sida ugu fiican uga faa’iideysto weeraryahanka Timo Werner isagoo dhisaya kalsoonida xidiga xulka Jarmalka iyo...

Kooxo badan oo isku heystaan adeega Devid Alaba

0
Manchester City kuma biiri doonto tartanka si ay ula soo saxiixato xidiga kooxda Bayern Munich David Alaba Xiddiga reer Austaralia ayaa noqon doona mid...

Man United oo bartilmaameedsan doonta Ousmane Dembele hadii lagu guuldareysto Jadon Sancho dalabkiisa

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa isku dayi doonta inay la soo wareegto Ousmane Dembele oo ka tirsan Barcelona hadii kooxda mar kale ku guuldareystaan lasoo wareegitaanka...

Mauricio Pochettino oo Raba in Delle Ali Loo keeno BSG.

0
Tababaraha kooxda Tottenham Jose Mourinho ayaa diyaar u ah inuu siiyo iftiinka cagaaran ee amaahda Dele Alli ee uu ugu tagayo Paris Saint-Germain ka...

Wax ka ogoow ciyaartoyda ugu taajirsan aduunka 2021.

0
Marka laga hadlo dhamaan ciyaartoda ciyaara kubada cagta iyo dhamaan kuwii soo ciyaaray iyo waxa sheegta Sports oo dhan 10 ka xidig ee ugu...

Wararka Xanta Suuqa kala iisbiga iyo Wargeysyada Yurub ee maanta: Long, Mbappe, Alli, Rose,...

0
ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga Qeybta Saaka oo subax walbo saacadan oo kale aad la socotaa Ciyaaro.com kala soco Xubintan maali walbo 07:00...

Mourinho oo shaaca ka qaaday xidiga badali lahaa Keane oo dhaawacmay.

0
Gareth Bale ayaa ku jira xilli muhiim ah mustaqbalkiisa Tottenham, sida uu sheegay Jose Mourinho Iyadoo Harry Kane uu wajahayo dhaawac canqawga ah Mourinho...

Man City oo iska diiday fursad ay kula soo saxiixato Dzeko iyadoo Guardiola...

0
Weeraryahanka Roma ayaa loo soo bandhigay kooxdiisii hore oo ay ka maqnaayeen Sergio Aguero iyo Gabriel Jesus qaybo badan oo xilli ciyaareedka ah Manchester...

Rivaldo oo yiri Barcelona qalad weyn ayeey ku geleysaa hadii ay iibiyaan Messi.

0
Rivaldo ayaa aaminsan in Barcelona ay aheyd inay ku guuleysato in Lionel Messi ay ka saxiixato heshiis cusub  kaasoo u muuqda inuu si xor...

Roman Abramovich oo ku bixiyey £ 112.5M magdhow si uu u ceyriyo tababarayaasha...

0
Mulkiilaha kooxda chelsea Ramon Abramovic ayaa lacago waali ah ku bixiya si loo buriyo Macalimiinta kooxdiisa maamusha oo aanan kooxda geynin halkii uu isaga...

Manchester United iyo Liverpool oo xiiseynaya Ibrahima Konate

0
Manchester United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay labaduba xiiseynayaan saxiixa daafaca dhexe ee RB Leipzig Ibrahima Konate inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Labada ciyaaryahan ee...

West Ham oo amaah ku qaadatay Jesse Lingard.

0
Isku dayga David Moyes ee lagu xoojinayo kooxda West Ham ee ku aadan inay u soo baxaan isreebreebka Yurub ayaa horseeday heshiis amaah ah...

Falanqeynta Kulanka Darbiga Arsenal Vs Manchester United ee Horyaalka Premier League

0
Kooxda Arsenal ayaa soo dhaweeneysa Manchester United kulan ka tirsan Horyaalka ingariiska waana kulanka ugu adag todobaadkan. Gunners ayaana la ciyaareysa Man United iyadoo ku...

Falanqeynta Kulanka Real Madrid Vs Levante ee Horyaalka La-liga

0
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda ku soo dhaweeneysa Kooxda Levante kulan ka tirsan Horyaalka Spain ee La Liga. Kulanka Real Madrid Vs Levante Tartanka La Liga Saacada...

Falanqeynta Kulanka Manchester City Vs Sheffield United ee Horyaalka Ingariiska

0
Manchester City ayaa la ciyaaridoonta kooxda Sheffield United kulan ka tirsan Horyaalka ingariiska iyadoo ka warheysa in kooxdan ay tahay kooxda soo dubatay dhigeeda...

Maxaa ku soo kordhay Xiisaha Manchester City ee Daafaca David Alaba

0
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inaysan xiiseyneynin saxiixa David Alaba inkastoo dhawaanahan la isla dhexmarayay daafaca Bayern Munich . Alaba qandaraaskiisa Allianz Arena ayaa dhacaya xagaagan, daafaca boosaska...

Liverpool oo Calaamadeysay labo xidig oo badal u noqon kara Georginio Wijnaldum

0
Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u aragto xidiga Brighton & Hove Albion  Yves Bissouma iyo kan Lille Renato Sanches inay yihiin bedelka suurtagalka ah ee Georginio Wijnaldum ,...

Liverpool iyo Real Madrid oo loo gacan geliyay Kylian Mbappe.

0
Weeraryahanka Paris Saint-Germain Kylian Mbappe ayaa qirtay inuusan wali hubin halka mustaqbalkiisa uu yaalo iyadoo wadahadalo qandaraas kordhin ah lala galayo kooxda heysata horyaalka Faransiiska. Xiddigii hore ee...

Manchester United oo la siiyay fursad ay kula soo saxiixato Edin Dzeko

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigay fursad ay kula wareegi karto Weeraryahanka Roma Edin Dzeko inta lagu guda jiro marxaladaha ugu...

Real Madrid oo rajeyneysa inuu ka tago Sergio Ramos Xagaagan

0
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay filayaan in Sergio Ramos uu ka tago kooxda marka qandaraaskiisa uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain...

Wararka Suuqa kala iisbiga iyo Wargeysyada Yurub ee Caawa: Man City oo ku dhow...

0
ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga Qeybta Caawa oo habeen walbo saacadan oo kale aad la socotaa Ciyaaro.com kala soco Xubintan labo Waqti Subixi 9:00...

Iksu aadka wareega Sideeda Copa del rey oo la sameeyey.

0
Waxaa la sameeyey isku aadka wareega sideeda Copa del rey xilli kulamo xiiso  badan ay kasoo baxeen iyada oo 16-kii kulan ee ugu dambeysay...

Liverpool oo ku tartameysa adeega Kylian Mbappe.

0
Kooxda liverpool ayaa dagaal adag u galeysa sidii ay ku heli leheed xidiga wadanka faransiiska ee kylian Mbabppe Kooxda difaacaneysa Premier League ee Liverpool...

Chelsea oo wadahadalo heshiis kordhin ah la furaysa laba xiddig oo kooxda 1-aad ah

0
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo la furtay inay qandaraaska u kordhiso Jorginho iyo Thiago Silva si ay u aragto inay labada xiddig...

Maxaa kala socotaa Lix Xidig oo Weyn kuwaasi oo Liverpool uga maqan dhaawac iyo...

0
Liverpool ayaa dhaawacyo cusub ay soo gaareen ka dib guushii ay xalay ka gaareen Tottenham iyadoo liiska dhaawacyada ay ku soo biireen Joel Matip...

Maxaa ku soo kordhay: Arsenal iyo Wararka Suuqa kala iibsiga ee Bisha January

0
Mar kale ku soo dhawaada Warbixinta Maxaa ku soo kordhay oo aan maalin walbo ku soo qaadano mid kamid ah Kooxaha ugu weyn Kubada...

Frank Lampard oo durba loo soo bandhigay Shaqo Tabaranimo oo cusub

0
Frank Lampard ayaa loo soo bandhigay inuu qabto shaqada tababarenimo ee kooxda Celtic kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea, sida laga soo xigtay Don...

Arsenal iyo Manchester United Kooxdee ayaa loo badiyay in ay badin karto kulanka soo...

0
Kulan adag ayaa nagu soo wajahan maalinta Sabtida kaasi oo u dhaxeeya Kooxaha Arsenal iyo Manchester United waana mid kamid ah kulamada ugu adag...

Xiddiga Chelsea ayaa go’aan ka gaaraya mustaqbalkiisa ka dib magacaabista Thomas Tuchel

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea N'Golo Kante ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aansaday inuu doonayo inuu sii joogo Stamford Bridge kana hoos shaqeeyo Thomas...

Maanta oo kale sanadkii 2016: Nemanja Vidic oo ku dhawaaqay howl gab

0
Ciyaaryahankii hore ee Manchester United kabtan Nemanja Vidic ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha kubada cagta sanadkii 2016. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Serbia ayaa ku dhawaaqay arintaas...

Kooxda Isbuuca ee Premier League – Sadio Mane, Riyad Mahrez, Bukayo Saka oo kasoo...

0
isbadal weyn ayaa ku dhacay horyaalka isbuucan iyadoo Manchester City ay sii xaqiijisay hogaanka horyaalka ingariiska. Manchester United ayaa isbuucan murugo u aheyd kadib markii...

Wararka ugu danbeeyay