
Chelsea ayaa hogaanka u heysa baacsiga loogu jiro saxiixa laacibkii hore ee Barcelona Raul Moro.
Moro ayaa haatan ku sugan Lazio, waxa aad ugu dhow kooxda ka dhisan Premier League ee Blues, waxa ay muujisay xiisaha ay u qabto ciyaaryahanka garabka ka ciyaara.
18 jirkaan ayaa ka soo baxay akadeemiyada Barcelona, inkastoo uusan ka soo muuqan kooxda La Liga.
Waxa uu sidoo kale ku dhibtooday inuu ku biiro kooxda waa weyn ee Lazio welina ma uusan ka soo muuqan Serie A xilli ciyaareedkan.
Be the first to comment