Kooxdii Jose Mourinho oo taako loo dhigay kulan Premier League ay ka hortimaaday Fulham

Kooxda Tottenham ayaa gurigeeda kusoo dhaweysay kulan ka tirsan horyaalka Premier League, waxa ay ciyaartii kusoo dhamaatay Tottenham 1-1 Fulham.

Ciyaarta oo socota 24 daqiiqo ayaa gool ku qurux badan waxaa dhaliyey weeraryahan kooxda Tottenham ee Harry Kane kadib kubad karook qurxoon oo ka helay sergio Reguilon.

Isku soo noqoshadii ciyaarta qaybtii labaad oo maree 74 daqiido ayaa gool baro heshay kooxda Fulham waxaa dhaliyey ciyaaryahan Ivan Cavaleira taasoo nayid jab ku riday kooxda Jose Mourinho.

Labada koox ayaa isku qaaday weeraro halis ahaay inkastoo dhanka Fulham weerarkeeda halis ahaay oo dhowr sigtay kooxda Tottenham.

Fulham waxaa ay qaabili doontaa kooxda Chelsea oo dhawaanahaan xaaladeeda bariga dhexe iska aheed, waxaa ciyaari doonaan sabtida nasoo aadan, hadii Fulham gaarto waxa ay  halis toos galin doontaa mistaqbal macalin oo laga ayaabo in laga raacdeeyo Chelsea.

Dhanka kale Tottenham ayaa booqan doonta kooxda Sheffield United axada, waxa ciyaarta ka dhici doontaa garoonka Bramal Lane.

 

Ciyaaro.com Warar Kooban oo Xiiso leh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*