Home Warka Xiisaha Leh Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Paul Pogba, Alex Sandro, Anthony Martial, Thomas...

Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Paul Pogba, Alex Sandro, Anthony Martial, Thomas Frank, Raphinha, Vlahovic, Antonio Rudiger

0
Ad

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

kooxaha Juventus iyo Paris Saint-Germain la sheegay inay si dhow ula socdaan xaaladda ciyaaryahanka khadka dhexe ee Man United Paul Pogba iyadoo wali Su’alo la galiyo mustaqbalkiisa. Goal

Barcelona ayaa loo gacan galiyay baacsiga ay ku dooneyso daafaca Juventus Alex Sandro iyadoo Bianconeri ay diyaar u tahay inay ganacsi sameyso. sida uu sheegay Fichajes , 

Ad

Anthony Martial kaliya maahan ciyaaryahanka Manchester United ee doonayo inuu baxo Janaayo, Eric Bailly ayaa sidoo kale doonaya inuu ka baxo Old Trafford. sida ay shaacisay ESPN

Brentford ayaa diyaar u ah inay qandaraas cusub ku abaalmariso tababare Thomas Frank, Sida ay qortay 90min .

Real Madrid ayaa doorbidaysa inay Ajax kala soo wareegto Ryan Gravenberch xagaagan halkii ay u dhaqaaqi lahayd wakiilada xorta ah ee Paul Pogba iyo Franck Kessie. Sida laga soo xigtay Defensa Central , 

Leeds ayaa, wadahadalo qandaraas kordhin ah la furtay Raphinha. sida laga soo xigtay Daily Star , 

Crystal Palace ayaa ka baxday tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Juventus ee Aaron Ramsey, sida ay qortay Daily Mail .

Antonio Rudiger ayaa dalbanaya heshiis ku kacaya 46 milyan ginni muddo afar sano ah si uu qandaraas cusub ugu saxiixo Chelsea. , sida laga soo xigtay Marca ,

Fiorentina ayaa isku diyaarinaysa inay ku iibiso 68 milyan oo ginni bartilmaameedka Arsenal ee Vlahovic. Goal

Previous articleRalf Rangnick oo hoos u dhigay dhacdadii Cristiano Ronaldo intii lagu jiray kulankii Brentford
Next articleCristiano Ronaldo oo shaki ku jiro kulanka Manchester United vs West Ham United

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here