5 khalad oo dhanka suuqa kala iibsiga ah oo ay sameysay Manchester United

Manchester United waa mid ka mid ah kooxaha ugu caansan kubada cagta adduunka. Waxay sidoo kale yihiin mid ka mid ah dhinacyada ugu qanisan adduunka. 

Kooxda ayaana suuqa kala iibsiga kasoo qaadata Xidigo Muhiim ah kuwaasi oo qaarkood Qarash badan ku bixiso hadaba Bahda Ciyaaro.com ayaa dib u eegeysa 5 Khalad oo ay ka sameesay Suuqa.

5 Saxiixyadii Kooxda Xiligii Louis van Gaal.

Bastian Schweinsteiger, Morgan Schneiderlin iyo Radamel Falcao kuwaasi oo ku fashilmay Kooxda.

4 Iibinta Man United ee Wilfried Zaha iyo Memphis Depay.

Labadan Xidig ayaa kubad sare ku soo bandhigay Kooxaha ay ku biireen.

3 Saxeexa Bebe

Xidigan ayaa Amaah ugu tagay Kooxda Labo mar isagoo ku fashilmay Kooxda.

2 Angel Di Maria

1 Alexis Sanchez

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*