Real madrid oo soo xulatay safka ay kaga hortageyso kooxda Liverpool habeen dambe.

In kasta oo la rajeynayo in Eden Hazard uu qeyb ka ciyaari karo kulanka lugta hore ee Real Madrid ee ay la ciyaarayaan Liverpool, Zinedine Zidane ayaa doorbiday inuu ka tago xidigaan

Go’aanka Faransiiska ayaa u muuqda mid lagu qaadanayo taam ahaanshaha muddada dheer ee xidiga Belgium, iyadoo laga cabsi qabo in dhibaatooyinka dhaawac ee kooxda ay sii bataan.

Xiddiga reer Uruguay ayaa si dhaqso leh uga soo kabsaday xanuunkii uu kala kulmay Celta Vigo wuxuuna siinayaa Madrid fursad kale oo khadka dhexe ah.

Liiska kooxda Real Madrid ee lugta hore ee Liverpool:

Goolhayeyaasha: Thibaut Courtois, Andriy Lunin, Diego Altube.

Difaacyada: Eder Militao, Raphael Varane, Nacho, Marcelo, Alvaro Odriozola, Ferland Mendy.

khadka dhexe: Toni Kroos, Luka Modric, Casemiro, Fede Valverde, Isco, Sergio Arribas.

Weerarka: Karim Benzema, Marco Asensio, Lucas Vazquez, Vinicius, Mariano Diaz, Rodrygo.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*