Home Wararka Ciyaaraha Maanta Manchester united iyo chelsea oo ku dagaalamayaan Lucas Vasques.

Manchester united iyo chelsea oo ku dagaalamayaan Lucas Vasques.

0
Photo/Reuters

Xiddiga garabka ka ciyaara ee real madrid lucaz Vasques ayaa aad loola xariitrinayaa Manchester United iyo kooxda Chelsea isagoo Lucas Vazquez uu meesha ka saaray wararka xanta ah ee suuqa kala iibsiga isagoo ku adkeystay inuu “had iyo jeer noqon doono nin Real Madrid ah.

Vazquez wuxuu ku dhowyahay labadii bilood ee ugu dambeysay qandaraaskiisa Santiago Bernabeu welina ma jiro wax war ah oo la taaban karo oo ku saabsan kordhinta suurtagalka ah.

29 jirka ayaa ku qanacsan mustaqbalkiisa iyadoo laga hadlayo inuu u dhaqaaqi karo Premier League, inkastoo uu xubin muhiim ah ka ahaa kooxda Zinedine Zidane mar kale 2020-21.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here