Inter milan oo qorsheyneysa ineey sii heystaan Nicolo Barella.

Inter ayaa qorsheyneysa inay sii haysato xidiga Nicolo Barella xidiga kooxda Bayern Munich ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa Atletico Madrid sida laga soo xigtay Calcio Mercato oo kasoo baxdo gudaha talyaaniga.

Labada koox ee ka kala dhisan horyaalka Jarmalka iyo La Liga ayaa loo haystay inay bilaabaan dalabyada xagaaga ee 24 jirka, kaasoo ku xiran Nerazzurri ilaa 2024 Inter wax dan ah kama leh iibinta Barella, in kastoo, oo hadda lagu qiimeeyo qiyaastii 60 milyan euro (£ 52m / $ 71m).

Barella ayaa ka mid ah laf dhabarta qadka dhexe ee kooxda inter milan taas oo sanadkaan u tartameysa ku guuleysiga horyaalka talyaaniga.

 

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*