Paolo Maldini oo xaqiijiyay in Zlatan Ibrahimovic uu dhawaan saxiixi doono heshiis cusub.

Paolo Maldini ayaa xaqiijiyay in Zlatan Ibrahimovic uu ku dhow yahay inuu heshiis qandaraas ah la saxiixdo AC Milan Ibrahimovic wuxuu si dhakhso leh ugu dhawaanayaa labadii bilood ee ugu dambeysay heshiiskiisa haatan ee San Siro, isagoo loo gacan geliyey heshiis hal sano ah xagaagii hore.

39-jirkan ayaa la dhibtooday dhaawacyada intii lagu jiray ololihii 2020-21, laakiin Maldini wuxuu leeyahay tillaabooyin ayaa loo qaadayaa sidii horay loogu sii mari lahaa shuruudaha cusub, iyadoo wadahadalada dib loogu cusbooneysiinayo marxalad horumarsan.

Zlatan ayaa ah halyeey ac milan waxaana uu qeyb ka yahay xidigo doonayaan ineey xilli ciyaaredka soo socda kasoo qeyb geliyaan tartanka champions league oo mudo ugu dambeysay Milan.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*