AC Milan iyo West Ham oo isha ku haya daafaca PSG Abdou Diallo

West Ham United ayaa isha ku heysa daafaca kooxda PSG Abdou Diallo .

L’Equipe ayaa ku warameysa in Hammers ay durba la xiriirtay PSG si ay ula soo wareegaqn Xidigan..

AC Milan ayaa sidoo kale dooneysa Diallo bishaan, inkastoo PSG ay ka caga jiideyso inay iibiso daafaca da’da yar.

Si kastaba ha ahaatee, kooxda Faransiiska ayaa diyaar u ah inay ku iibiso qiimo sax ah.

Waqtigan xaadirka ah, PSG ayaan wali dalab rasmi ah ka helin Diallo.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*