Home Wararka Ciyaaraha AC Milan oo kasoo Horjeeda in Chelsea ay dalab ka gudbiso Leao...

AC Milan oo kasoo Horjeeda in Chelsea ay dalab ka gudbiso Leao bisha Janaayo

0
Ad

Chelsea ayaa diyaar u ah inay dhabarka ka riixdo weeraryahanka AC Milan Rafael Leao .

Agaasimaha Milan Paolo Maldini ayaa xaqiijiyay inay iska caabiyeen qorshaha Chelsea ee Xagaagan.

Ad

La Gazzetta dello Sport ayaa sheegaysa kadib su’aalahooda aan rasmiga ahayn, in Blues ay dooneyso inay ku soo laabato Janaayo dalab rasmi ah.

Si kastaba ha ahaatee, Milan ayaa rajeyneysa inay xaqiijiso go’aanka Leao iyadoo la furayo wadahadalo qandaraas kordhin ah.

Hadda waxa uu sannadkii ku qaataa €2m, weeraryahanka waxa uu doonayaa €7m sannadkii si uu u sii joogo. Dhanka kale, Milan waxay raadin doontaa heshiis ay ku bixiso €6m sanadkii.

Previous articleFernandes oo ka hadlay Qaabka uu ula dhaqmo Xidigaha Kooxda iyo Carada uu u muujiyay Malacia, iyo Maguire
Next articleCiyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Chelsea Jorginho oo ku biiraya kooxda Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here