AC Milan oo la soo wareegtay daafaca Kooxda VfB Stuttgart ee Jan-Carlo Simic

Photo Marco Luzzani/Getty Images)

AC Milan ayaa la soo wareegtay daafaca VfB Stuttgart ee Jan-Carlo Simic.

Simic, 17 sano jir ah, ayaa ku biiray Rossonero usbuucan.

Naadiyada ku lugta leh weli ma aysan xaqiijin heshiiska, laakiin diiwaangelinta ayaa horay u dhacday.

17-sano jirkaan daafaca dhexe ayaa qarashkiisa ku kici doona €1m oo kaliya

Simic ayaa ku biiray VfB isagoo ka yimid Stuttgart sanadkii 2016.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*