Home Warar Ciyaaraha Maanta Akhriso Kooxaha ugu waaweyn oo isaga hor iman doona heerka League

Akhriso Kooxaha ugu waaweyn oo isaga hor iman doona heerka League

0

Waxa la soo afjaray isku aadkii heerka Legaue ee champions League iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Kooxaha ugu waaweyn ayaa isaga hor iman doona heerka League iyada oo xiddigo waaweyn iska hor iman doonaan.

Kadib dhamaadka isku aadka waxa aan soo koobnay kulamada ugu waaweyn ee heerka League ee tartanka champions League.

Kulamada ugu waaweyn waxa ka mid ah kulanka dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Real Madrid sidoo kale kooxda Man City ayaa la ciyaari doonta PSG halka Bayern iyo Barcelona kulmi doonaan.

Sidoo kale kooxda PSG ayaa la ciyaari doonta kooxda PSG.

Halkan Kaga Bogo kulamada ugu waaweyn ee heerka Legaue:

Liverpool Vs Real Madrid

Real Madrid Vs Dortmund 🇩🇪

Real Madrid Vs Milan

Man City Vs Inter

PSG Vs Man City

Juventus Vs Man City

Bayern Munich Vs PSG

Barcelona Vs Bayern Múnich

PSG Vs Atlético Madrid

Arsenal Vs PSG

Liverpool Vs Leverkusen

Milan Vs Liverpool

Inter Vs Arsenal

Leverkusen Vs Inter

Dortmund Vs Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here