Kaliya dhawr koox oo adduunka ah ayaa awood u leh in ay suuqa galiyaan lacag la mid ah mida ay chelsea suuqa galisay 20-kii sano ee ugu dambeeyay.
Kadib markii Roman Abramovich iibsaday kooxda sanadkii 2003 waxa ay ka mid noqdeen kooxaha ugu awooda badan yurub sabab la xidhiidha lacagta tirada badan ee ay bixiyeen.
Kharash garayntaas ayaa sii socotay kadib markii Todd Boehly la wareegay kooxda iyaga oo kaliya 4 suu kala iibsi suuqa galiyay lacag ka badan 1 bilyan oo euro.
Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 10-ka saxiix ee ugu qaalisan taariikhda.