Home Warar Ciyaaraha Maanta Akhriso:10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Suuqa Kala Iibsiga Premier League

Akhriso:10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Taariikhda Suuqa Kala Iibsiga Premier League

0

Kooxaha premier League ayaa suuq kasta wacdaro ka dhiga sanad kasta iyaga oo sameeya saxiixyo waaweyn.

ilaa haatan waxa jira kooxo badan oo suuqa galiyay lacag badan ilaa haatan waxana la sugayaa kooxaha mar kale baanka jabiya.

Si kasta ha ahaate wali ma jiraan saxiixyo ka qaalisan saxiixyadii hore loo sameeyay suuqyadii ugu dambeeyay.

Xiddiga kooxda chelsea ee Enzo Fernandez ayaa ah xiddiga ugu qaalisan suuqa kala iibsiga iyada oo laga bixiyay lacag dhan 121 milyan euro.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Man City ee Grealish kaas oo laga soo bixiyay 117.5 milyan euro.

Waxa ku xiga xiddiga Arsenal ee Rice kaas oo ay Arsenal ka soo bixisay lacag dhan 116.5 milyan euro.

Halkan kaga 10-ka saxiix ee ugu qalisan taariikhda suuqa kala iibsiga.

  • Enzo Fernandez (Chelsea) – €121m
  • Grealish (Man City) – €117.5m
  • D. Rice (Arsenal) – €116.6m
  • M. Caicedo (Chelsea) – €116m
  • Lukaku (Chelsea) – €113m
  • P. Pogba (Man Utd) – €105m
  • Antony (Man Utd) – €95m
  • J. Gvardiol (Man City) – €90m
  • H. Maguire (Man Utd) – €87m
  • J. Sancho (Man Utd) – €85m

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here