Home Warar Ciyaaraha Maanta Akhriso:6 Xiddig Oo Martin Odegaard Ka Badali Kara Kabtanimada Arsenal

Akhriso:6 Xiddig Oo Martin Odegaard Ka Badali Kara Kabtanimada Arsenal

0

Xiddiga Martin Odegaard ayaa ku dhaawacmay waajibaadka xulka qarankiisa intii uu socday fasaxa xulalka.

Kabtanka Arsenal ayaa la filayaa in uu ka maqnaado in muddo ah kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay waajibaadka xulka qarankiisa.

Mikel Arteta ayaa u baahnaan doona kabtan cusub kulamada fasaxa xulalka kadib inta uu dhaawaca ku maqan yahay xiddiga Odegaard.

Shabakada Sports Mole ayaa soo saartay 6 xiddig oo badali doona kabtanka Martin Odegaard inta uu dhaawaca ku maqan yahay.

Xiddigaha Bukayo Saka, Oleksandr Zinchenko, Jorginho, Kai Havertz, Gabriel Jesus Iyo Declan Rice ayaa la filayaa in uu midkood xidho calaamada kabtanimada Kooxda Arsenal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here