Home Warar Ciyaaraha Maanta Akhriso:Shaxda Ay Kooxda Arsenal Kagaayso kooxda Man City

Akhriso:Shaxda Ay Kooxda Arsenal Kagaayso kooxda Man City

0

Kooxda Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Man City kulan ka tirsan premier League kana dhici doona Etihad Staduim.

Arsenal ayaa doonaysa in ay ka badiso Man City iyaga oo doonaya in ay 3-da dhibcood helaan.

Arteta ayaa doonaya in uu ka badiyo macalinkiisa Guardiola si ay ugu sii socdaan tartanka horyaalka.

Martin Odegaard ayaa la filayaa in uu seego kulanka laakiin waxa soo laabtay Declan Rice kaas oo seegay kulankii hore.

Halkan Kaga bogo shaxda:

Raya; White, Saliba, Gabriel, Timber; Havertz, Partey, Rice; Saka, Jesus, Trossard

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here