Home Warar Ciyaaraha Maanta Akhriso”Shaxda Ay Man City ay Kaga Hor Tagayso Arsenal

Akhriso”Shaxda Ay Man City ay Kaga Hor Tagayso Arsenal

0

Kooxda Man City ayaa marti galinaysa kooxda Arsenal kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League.

Hogaamiyayaasha horyaalka ayaa doonaya in ay sii wadaan guulaha xidhiidhka ah ee premier League.

Pep Guardiola ayaa la xaqiijiyay in uu waayi doono adeega kabtankiisa Kevin De Bruyne kaas oo dhaawac ku seegaya kulanka.

Xiddiga Haaland oo wacdaro dhigaya xilli ciyaareedkan ayaa la filayaa in uu hogaamiyo weerarka kooxda Man City.

Halkan Kaga Bogo Shaxda ay City kaga hor tagi karto kulanka:

Ederson; Walker, Dias, Akanji, Gvardiol; Kovacic, Rodri; Savinho, Silva, Foden; Haaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here