Home Warar Ciyaaraha Maanta Alan Shearer Oo Arsenal U Sheegay Hal Xiddig Oo Ka Caawin Kara...

Alan Shearer Oo Arsenal U Sheegay Hal Xiddig Oo Ka Caawin Kara Ku Guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareedka Cusub.

0

Alan Shearer ayaa aaminsan in Arsenal ay soo gabagabeyn karto 20-sano oo ay sugeysay hanashada horyaalka Premier League hadii ay sameyso saxiix kale ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga.

Gunners ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad labadii xilli ciyaareed ee ugu danbeysay ee Premier League, iyadoo Mikel Arteta uu dib ugu soo celiyay kooxaha u tartamaya horyaalka, lakiin ma awoodin inay ku garaacaan Man City hanashada horyaalka.

Laakiin ka dib saxiixyadii lacagihii badnaa ee Declan Rice iyo Kai Havertz xagaagii hore, Arsenal ayaa suuqa ku jirta xagaagan.

Riccardo Calafior ayaa Arsenal kaga soo biiray Bologna halka David Ryaa uu si toos ah ugu biiray kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here